dahabshiil

DAAWO::Odayaasha Gobalka Awdal Oo Hanjabaad Udiray Muuse Biixi Kuna Baaqay Dagaal.

Odayaasha waxgarad deegaanka Borama ayaa Digniin Culus u Diray Hogaamiyaha maamulka SNM Muuse Biixi.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Wadaniboy says:

    Wacelka yaa lagu yihiin maha hm in meshan awdal iyo sool hawl baa jirta. War adaysha tirada leh waawayn bay tirsanayaan. War odayga cali khalif mesha uu xuquuq karadiyay waxal bay maraysa cajiib cajiib waadal wayn cajiib cajiib cajiib.

  2. nofaqash says:

    islaantya khatumonews leh ee majeerteen haabaar uun baayal daba soctaa soamlaildn illaheyn hjabaraka xaga puntland uun buu uraaraa ooyasha awdal ba au hanjabey somalialnd kkkodyaasha waa odyal qabiil xataa ma aogaa wax aay ka hadlyaan nin dawlada doortey ooy xidhey maxaaka galey dawalada awaaba madax ka dhigety lakiin khatumonews intaad xumaan la jacshey somalilanad xataa booyadaa ceerigaabo ku gubatey ee daamurka waxaad cinweaan uaga dhigety booyad lagu qarxiyey ceei gaabo xumantaan aad saadenyso waxaan hubaa iyoqof kasta oo dad muslim ah la rabaa burbur iyo qax in illahey qaxinyo kuaad dhshey walaalhaa xaskaaga adeerka iyo cid kuu dhow sbabata oo aha illahey waxuuku dareensinyaa xumaanta aad la rabto dad muslim ah xanuunkeedaa kolaka kalmadaa iga qor oo i xasuuso marka nolashada dhib ka baxi weaydo aniag qabiilkaaga ma lahi ee familga aad ka dhaltey ee dad kuugu xigaa baad dhib iilahey u waaydiinaysaa markaad habaarto ummada muslim aah oo naabd ku nool

  3. DAACAD says:

    Waa caqliga soomaalida.
    Haduu qof denbi loo soo qabto inaan lasugin in lagu cadeeyo iyo inkale.
    Khaatumolaawe news wuxuu cinwaanka kadhigey odoyaal dagaal iclaamiyey.

  4. universita nazionale says:

    waa khalad ciwaanka ay soo qoreen khaatumo ee dib haw saxdo




script>
Deg Deg Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo Weeraray Beesha Calamka iyo Mucaaridka Xili Nairobi Shir Adag ka Socdo
- Apr 21, 2019
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa weerar afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta mucaaradka & ...
Hogaanka Maamulada Oo Beesha caalamka u gudbiyay Dhaliilaha DF & Labo qodob oo ay ka doonayaan Caalamka,
- Apr 21, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya inay wali socdaan kulamada ...
War Deg Deg Ah Daawo:Lix Qarax Oo Ka dhacay Kaniisad iyo Khasaare Baaxad leh Oo ka dhashay.
- Apr 21, 2019
Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen ilaa 200 ...
Deg Deg::Raysal Wasaare Khayre Oo Beeniyay War laga Faafiyay,
- Apr 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre oo Wareysi siiyay Tv-ga Universal, ayaa la waydiiyay ...
Daawo:Fadeexad Hargaysa ka Soo Muuqatay
- Apr 21, 2019
magaalada Hargeysa ayaa maalmihii dambe waxa ka curtay roobabkii Gu’ga, iyadoo maalintii Jimcihii uu ...