600 Dhagayso:Dhacdo laascaanood Ka Dhacday Nin Xoog Maamulka SNM Uga Furay xaas Uqabay. | khaatumo news online
dahabshiil

Dhagayso:Dhacdo laascaanood Ka Dhacday Nin Xoog Maamulka SNM Uga Furay xaas Uqabay.

Laascaanood {Khaatumonews } Maxkamada degmada Laascaanood ee maamulka SNM ayaa Xi xoog ah u fasax day xaawo oo ah haweenay Reer Koonfureed ah oo uqabay Nin ay isla reer Koonfur ahaayen kaaso aabeheed siiyay.

HALKAN KA DHAGAYSO

Haweenaydan ayaa U tagtay maxkamada maamulka snm ee laascaaood iyadoo xi xoog ah looga furay Gabadhaasi ninkeedi oo aan raali ka ahayn in uu furo.

Sidoo kale waxa ay xidhen maleeshiyada snm Aabaha dhalay Gabadha iyo Ninkii qabay oo ku adkaystey in aan la furay haweenayda.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Darwiish says:

    Kkkkkk. Kastuumooy maxaa xaas ah ma inanta yar ee ciyaalka ah, Nacaybka Somaliland futada ayuu idinka galay.

  2. Waran says:

    OROMO DIREEYSAN MA GAYAAN GABDHAHA LAASKA
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  3. Xaaji xarrago says:

    Waa Ku saxan tahay maxkamadu …..ka so qaad walaashaa dhibaato maad LA ogoshay….

  4. abdiman says:

    Waar wax kasta yaynaan siyaasad kadhigin

    Gabadha yar wax habarato .markay guur gasdho iyadu ha door a to ninkay nolosha laqaybssn lahayd




script>
Maamulka Puntland Oo Hakiyay Xil Wareejin Dawlada Somalia Kawaday Garoowe,
- Jan 25, 2020
Waxaa hakad la galiyay munaasbadii lagu xil wareejin lahaa xafiiska hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ...
Daawo:Maydad Laga Soo Guraayo Dhismayaal Ku Dumay Dhul-gariir kii Turkiga,
- Jan 25, 2020
Illaa 18 qof ayaa ku geeriyootay, boqolaal kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib dhul ...
Daawo::Ciidanka Dawlada Somalia Soo Qabtay Aabe wiilkiisa Ku Gowracay magaalada Jowhar
- Jan 25, 2020
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in nin ...
Xildhibaanada SSC Ee Xamar Ku Sugan Maxay 3 sano Dhamaaday Qabten,?
- Jan 25, 2020
Xildhibaanada ka soo jeeda SSC ee heer federaal sadexdii sano ee tagay wax ay ...
Maxaa Garoowe Ku Khasbaya Imtixaanka Dawlada Hargaysa Aan Ku Khasbayn Goodax Haka Jawaabo Su Aalahan?
- Jan 25, 2020
C/llaahi Goodax Barre, wasiirka waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya. ayaa ...