dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Maamulka SNM Oo U Quus Gooyay Horgal Cali khaliif Galaydh

Wasiirka Dastuurka maamulka SNM ayaa fadhiga ka cararay xili waraysi uu lalaha mid kamid ah wariyaasha Hargaysa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirkaasi ayaa la weydiiyay arrimo badan oo ay kamid tahay somaliland goormay dastuurka u furaysa cali khaliif iyo kooxdiisi.

Ma usan cadeyn in wax dastuur ah loo furaayo wasiirkaasi kooxda cali.

Sidoo kale wasiirka ayaa waraysiga oo socda ka kacay fadhiga kadib tuuray Mikirifoonka markii uu wariyuhu ku soo celceliyay in uu meel cad saaro arrimaha cali khaliif Galeydh.

Waraysigan ayaa noqonaaya mid tusaale cad u ah Horgale cali khaliif galaydh oo rajo ka qaba maamulka snm iyo riyada ah dastuur furista aan gaadh siisnen meelna ee shacabka khaatumo uu ku khiyaameyay,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 17)

  1. Somaliland united says:

    Dee midkani ma lafo kaluun baa ku margatay waayoo garanmayo protokol loola dhaqmo weriyaha mase waa wasiiradii bililiqada lagu quudinayay.Glaydh waxaan odhan lahaa dee ha hun goobine dad juhallo ah baa wadankii qabsadaye dadkaaga dhinac ka raac.yaadan lumine dhinac ka raac.

    • LAFARUUGAAWI says:

      Dastuurka Somaliland Republic 100/99 ayaa u codeeyay mana ah Sida dastuur ku meel gaadh ah Sida Ka Faqash faqash ta SOMALO.
      Haddii dastuurka Somaliland Republic dib loogu codaynayo Odayaashan 28 Ka sanno Baarlamaanka iyo Guurtida ku coodhcoodhay hannoo banneeyaan waayo waxay noqdeen .
      (Habartii mar dhooftee doonidu la dhacdaye iyadooy dhaqaaliyo nafba Kala dhaqaaqeen salka ciidda dhigataye dhuloow kaama kaco tidhi).

      @ allaw dhawr somaliland.com

  2. Sagal says:

    KĶKKKKKKKK OO kani su,aalahaba kama jawaabokarèe ga ga ga kuye kkkk waar wax kasoo midhan gacanta kuhayo ayuu cali sheekeeye quudayaa Alaah kariim.

    • Libaax Ciije says:

      Sagal

      Abaayo

      Ma soo kuftay?.
      Mase soo banjartay?!.
      Miyaad Ka tanaashushay?!.

      Bal I soo call garee beerkaan jigjiga yar (Hargeisa) u jiifaaye.

      @ Hargeisa Somaliland.com

      • Waawareeyu waamaxay says:

        Kkkkkkkk QALDAANKU INEEY WAALAN YIHIIN XATAA SIDA LOO JAWAABO MA YAQAANAAN OO WAXAAD MOODAA IN NIIKO CAJIIBA DABADA LOOGA HAAYO.WAXAASOO MIIRAN BUU QORTAY JAAHILKII DHUUSE XILDIID.
        @ SOO BARA SIDA LOOLA DHAQMO WARIYAHA.

        • LAFARUUGAAWI says:

          Waan waree

          Hal su’aal ma ku waydiin karaa?!!.

          adoon xanaaqina horto ma nin baa tahay mise naag?!!

          Isku waddan ma nihine.
          Waayo

          Qoraal yar baad Ka xanaaqdaa
          KKKKKKKKK
          anigu kumaan samayne isku kalsoonow cay looma dhintee

          Kkkkkkkkkjijiji

          Nooc

          Kale ma haysaan?!.

          Kkkkkkk

          Idiotic
          INA
          What ever waalan.

          @ buurdhaab.com
          @ qaranka dhidibada.com

        • LAFARUUGAAWI says:

          INA
          NIIKO
          Sowtaad caytamaysay

          Qosol gariirkan maxaa kaa keenay
          Kkkkkkkkkjijiji
          Dhalashada Somaliland Republic anaa ku siinanaya laakiin ogow somaliland Republic Laguma dhashee waa loo dhashaa.

          @ qaranka dhidibada.com

    • Waawareeyu waamaxay says:

      Kkkkkkkk QALDAANKU INEEY WAALAN YIHIIN XATAA SIDA LOO JAWAABO MA YAQAANAAN OO WAXAAD MOODAA IN NIIKO CAJIIBA DABADA LOOGA HAAYO.WAXAASOO MIIRAN BUU QORTAY JAAHILKII DHUUSE XILDIID.
      @ SOO BARA SIDA LOOLA DHAQMO WARIYAHA.

  3. Mohamed says:

    Waa ceeb waxa wasiirku ku sameeyey weriyaha, waana ixtiraam daro weyn.
    Waa su’aalo anu raali ka ahayn in uu ka jawaabo, amase anu u hayn jawaab sax ah. Waxaasayaa wasiir lagu sheegayaa waa qudhun meesha reer ku yimid.

  4. Waawareeyu waamaxay says:

    Kkkkkkkk QALDAANKU INEEY WAALAN YIHIIN XATAA SIDA LOO JAWAABO MA YAQAANAAN OO WAXAAD MOODAA IN NIIKO CAJIIBA DABADA LOOGA HAAYO.WAXAASOO MIIRAN BUU QORTAY JAAHILKII DHUUSE XILDIID.
    @ SOO BARA SIDA LOOLA DHAQMO WARIYAHA.

  5. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    LAFARUUG-SAAXIIB MA WAXAAD JECESHAHAY NIIKADA KOOFUREED???ILEEN QALDAANKU NIIKO MAYAQANIIN KKKKKKKKK

    • LAFARUUGAAWI says:

      Kkkkkkkkkjijij

      another Jeneral lafaruugaawi
      Copy 🐈 but ku huf
      faqash faqash kuukuuyo addoonsato

      @ buurta Gacan libaax.com

  6. Waawareeyu waamaxay says:

    LAFEESTE SOOW TAAN NIIKO KUGU FARUURAY OON LIBAAXYADII KU DIIR-DIIRAY AAN KAALA WAREEGAY.MALAH WAREERKA AAD SHEEGANEEYSID AYAA ISKU KAA DHEX YAACIYAY.
    ALLAHA KU GARANSIIYO KAN RAGGAA IYO NAAGTA.

  7. Dhuuse Xildiid says:

    Muse il dab miyaa kusoo dirsaday lafaruugoow futo aruuri.Anna aan booska Niikada ku gashado OROMO DIREEYSANEEY.
    MUUSE ILEEY. COM

  8. Omar says:

    Translation
    Somaliland waa qabiil qaatay magaca e Distuurku wax kasta oo dan ugu jirto qabiilka iyo jufooyinka beesha Dhisatay waa loo furayaa

  9. LAFARUUGAAWI says:

    Kkkkkkkkkjijij

    INA
    Niiko mahadaay

    Cilaaj doono
    Kkkkkkkkkk
    Jeneral lafaruugaawi ha ku waalane
    another Jeneral lafaruugaawi
    Copy 🐈 but ku huf
    faqash faqash kuukuuyo addoonsato

    @ buurta Gacan libaax.com




script>
Daawo::MUdaraad Badhan Ka dhacay LaguS odohaweyy Ciidankii kaosoBaxay Maamulka Somaliland,
- Aug 23, 2019
Shacabka Magaalada Badhan Ee Gobolak Sanaag ayaa Dhigay Isku Soo Bax Balaadh oo ay ...
Deg Deg:Ciidanka Jubaland Oo Amar Lagu Siiyay Inay Soo Afjaran Xidig iyo Seerar,
- Aug 23, 2019
Saraakiisha ciidanka Jubaland iyo Masuuliyiinta ugu sareeya Xukumada Jubaland ayaa 24 Saac ee ugu ...
Deg Deg:Ciidaamo Xoogan Oo Ka Soo Goostay Maamulka Somaliland,
- Aug 23, 2019
Dowladda Puntland ayaa jimcaha saaka ah ku dhawaaqday in taliyihii ciidanka Somaliland ee aagga ...
Deg Deg:James Swan Oo Ka Hadlay Arrin uu Muuse Biixi Ku Qanciyay,
- Aug 23, 2019
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa ...
Deg Deg::Farmaajo Oo Magacaabay Duqa Caasimada Muqdisho,
- Aug 22, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u ...