600 Daawo::Muuse Biixi Oo Muujiyay Baahidu U Qabo Wadahadalka Dawlada Soomaaliya | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo::Muuse Biixi Oo Muujiyay Baahidu U Qabo Wadahadalka Dawlada Soomaaliya

Madaxweynaha maamulka SNM Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday in uu dib u bilaabanayo wadahadaladii u dhaxeeyay Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulka uu isagu hogaamiyo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Biixi ayaa sheegay in 19-ka bishan aan ku jirno ee Maarso in qorshuhu yahay in wadahadal u dhaxeeya Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo SNM uu ka furmo  dalka Gana ee kuyaala Galbeedka Afrika.

Waxa uu sidoo kale sheegay Madaxweynaha SNM in dhankooda ay raali ka yihiin wadahadalkaasi ka dhaca dalka Gana, waxa uuna xusay in dowlada federaalka Soomaaliya ay diidan tahay wadahadalka Gana ka furmaya.

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaan wali ka hadlin wadahadalkan ka dhacaya dalka Gana, lamana oga ilaa hada in Dowlada Federaalka ay aqbashay wadahadalada lagu wado in uu ka furmo dalka Gana.

Wadahadaladii u dhaxeeyay dowlada Soomaaliya iyo maamulka SNM ayaa istaagay sanadkii 2015-kii, waxaana dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo marar badan shaacisay in diyaar u tahay in dib loo bilaabo wadahadalada.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 25)

  1. King says:

    Waa in puntland wada hadallada ay qayb ka tahay waayo dhulka maamulka XAARGEYSA sheeganayo waa dhul ay leedahay hadii kale war ma jiro oo XAARGEYSA lala gali karo ayadoon puntuland aan ku jirin.
    Viva somaliween

    • MrSomali says:

      waxa yaab ah oo somali la yaabay Somalidiidka iidor .. mar sheegta carab .. sheekh isxaaq binu axmed .. mar sheegta dir marna irir laakin ah ILMA BUCUR BACAYR KK in iyaga oo gobolada waqooyi ee togdheer ay dhulbhante , warsangeli , samaron iyo xataa gabooye uga badan yihiin ay somalidiidnimo keenaan waa yaab .. laakin runta waa Gobalada waqooyi waxa badan inta jecel somalinimada .. ILAAH BAAN IDINKU DHAARSHEE BA DAAWO BOORAMA IYO SIDA AY MIDNIMO SOMALI SHACABKU U RABAAN .. U FIIRSO https://www.youtube.com/watch?v=SuprhmWN330&t=79s

  2. King says:

    Waa in puntland wada hadallada ay qayb ka tahay waayo dhulka maamulka XAARGEYSA sheeganayo waa dhul ay leedahay hadii kale war ma jiro oo XAARGEYSA lala gali karo ayadoon puntuland aan ku jirin.
    Viva somaliween

    • LAFARUUGAAWI says:

      Faqash faqash

      Sowtii Somaliland Republic 1991 ku furtay belaa meher Ka dibna faqash faqash kuukuuyo qaaqaawan iyo Kurdish guursadeen

      Kkkkkkkkkk jijijiji

      Faqash tii aannu mehersannay 26/06/1960
      Mar wixii naga gaadhay mar dambe loo noqon maayo.

      @ qaranka dhidibada.com

      • Hassan says:

        Mahadsanid saaxiib runtaad u sheegtaye. Dkanka kale, Majeerteeniya Soomaaliyadii Talyaaniga ee aanu la hadlaynu ayay ka mid tahay ee ka soo qayb gala wadahadalka idinka oo Soomaaliya ah, mise dal kale oo saddexaad baa tihiin yaa xayawaanaat.

      • Hassan says:

        Mahadsanid saaxiib runtaad sheegtee. Dkanka kale, Majeerteeniya Soomaaliyadii Talyaaniga ee aanu la hadlaynu ayay ka mid tahay ee ka soo qayb gala wadahadalka idinka oo Soomaaliya ah, mise dal kale oo saddexaad baa tihiin yaa….

      • Waawareeyu waamaxay says:

        Habrtaan laforuuge ah maxeey furtaa ayadiibaa idku furane oo Oramadii eey ka soo dharagtay oo ah OROMO DIREED.Lama huraan waa cowska jilaal qaldaan adigaa webiyadii somali hiloow u qaba wayo ilkihii baa ruujimo ku noqday biyo la’aana ku heeysaa ee ilyare cabaadka waligaaba wad.@ somaliweeyn ayadaa loo baahan yahay ee wir diidmadii hore haka dhabeeyo oo aheed somalia la hadlimeeyno car wir diid

      • MrSomali says:

        Somali waxa looga digayaa Somaliidka ay ardaydii FAQASHTA SIDA RIYAALE , CIRO , WARANCADE NSS U SOO SHAQEEYEEN .. ilaah baan ku dhaartee waxa nacas ah ninka Somali ka orda ee dalka raba in uu kala gooyo .. bal nala daawo Somalidiidka dhibta haysa markay diiden somali iyaga oo caruurtoodi xabagle noqdeen waliba cowdeen .. mida kale LAFARUUG INA BUCUL BACAYR .. WAA IBNU ZINA BILAA GARAAD AH OO SOMALIDIID AH LAGA YAABEE IN MORGON DHALAY .. LAGA YAABE IN GAANI DHALAY LAGA YAABEE IN GUNTER Dhalay waa nacas ku waashay Somalidiid nimo laakin futo laga ruugay waxa dhashay Sharmuuto ay faqashtii jeclayd midnimo somali kufsadeen .. futo laga ruuge .. dhidhiibso ibnu faqash ibnu gunter ibnu bucul bacayr kkkk https://www.youtube.com/watch?v=Eb0a31U_m-o&t=368s

  3. Aarka hargaysa says:

    Somaliya way kawar waregayaa wadahadalada sababtoo ah waxay ogtahay in lagagar helayo

  4. Runta sheeg says:

    ADEER MUUSE BIXI WADANKA SOMALI AYAA LEH. HADII KALE TALYAANI IYO INGRIIS HA WADA HADLAAN WADANKA SOMALIYA HA BILILEQEYSTAAN LABADOODA

    • Waran says:

      LAFODHALFO RUUGE
      MA REER DHUUSE XILDIID BAA XORA???MASE OROMO DIREED BAAD NOQOTEEN???? SOMALIA GOORMAAD KA XOROOWDEEN OO AY HANDARAABKII IDINKA SIIBTAY, CITIRAAFKII ADOONSIGA MAKA GUULEEYSATEEN.SIDAAS DARTEED SOMAALI, CARAB EMMAARAAT IYO OROMO AYAAD GUMEEYSI CAD UGU JIRTAAN EE CAR WIR DHACSO JIRITAANKAADA.

  5. LAFARUUGAAWI says:

    Gobolka 1.5 ee Madheerteenia faqash faqash buu Ka tirsan yahaye XAARMAAJO hadday soo raacayaan Mush mushkila laakiin wax Somaliland Republic iyo SOMALO Ka wada hadlaan meeshaba ma taallo waayo SOMALO xorba ma aha oo adduunyadoo dhan baa addoonsata dabbaalnimadooda Somaliland Republic na waa qaranka xor ah oo isku tuntay.

    @ somaliland power.com

    • LAFARUUGAAWI says:

      Kastuumo faqash faqash

      Libaaxi M B C

      U A E si Nabad gelyo ah ayuu uga noqdee ilma fadhato fooqal fadhato saadambe warka faqash dhaaf ha isku maaweelinina

      Just click it

      @ Somaaliland power.com

      That’s reality news

  6. Qaybdiid says:

    Adeer handaraab, markii uu dadkii wada lahaa waqooyi uu ka doortay jeegaan, haddana uu usii gudbay inuu Oromeeyo Somali, oo ka guuro Somalinimadii, isagoo maalin taajiro wata, dhaca xaqa dadka kuna noqday gafane. Adeer Farmaajo, wuu kaa daacadsan yahay oo dadka hortooda debad iyo gudo ugu dhaartay inaanu soo xoogsi tegin, ama aanu ciil iyo aagoosi iyo dibin ruug ku jirin, ee uu khaadim u yahay ummadda Somaliyeed. Sidee ula doodaysaa, qof kaaga daacadsan Gebileyda aad sheegato, inuu kaaga wax tar roon yahay oo khayraadkoodii carabtu aasatay, ee aad shaqaalaha u tahay, ee lafta kelebka kuu soo tuuraysa marba, si aad umadaada u curyaamisid.

    Talo inta aadan la ballamin horta isla doon dadkii wada lahaa dhulkan aad beenta ku sheegatid, oo idinka oo meel wax dhigtay, qaabil. Laakiin, furihii, laga helay Sheekh shariif, ee ku fashilay dawladii Xasan sheekh, dee mar 2aad si sahlanlaguma helayo. Dalku waa barwaaqo, ka qayb qaado sidii barwaaqada loo soo wada saaran lahaa. Qabyaaladna meel ku gaadhi maysid (jeegaan), shirarka aad lugta la gashay waa baabi`ii maamulkaaga sii bakhtiyaya ee jeegaanta. Haddii ay Somali dhamaanteed wada sheegato Dir+ Oromo dirowda, maxaa kuugu soo kordhaya, waxba, ma bedeli kartid dadkii kaa sheeganayey cadaalad darada ka bilow beelaha Garxejis iyo Hartiga bariga, oo dhamaantood, waxaan jirin agtaada aad ku sheegatay, kuwa bogoxna(galbeedka), wey u run sheegatay, bahdilaad iyo faroxumayn joogta ah, oo hoostay ka guuxaan. Ku jiqsii meel ku gaadhi meysid Farmaajona wuu ku legdayaa. Waayo, adduunku, wuu ogyahay xaalada ka jirta guud ahaan Somaliya, Khaatumo inaad ku geftay waa la og yahay, Garxejis inaad ku geftay waa la ogyahay, Arab inaad ku geftay waa la ogyahay, Maakhiriinta waa sida kuwa Boorame oo hoostay ka guuxayaan. Yaad sheegan, cidna, aan ka ahayn jeegaan. Dee jeegaan keligeed dawlad noqon mayso. WBT

  7. AARKA BURCO says:

    Qaranka dhidibadaaaaaa
    Qaranka dhidibada.

    Guul Somaliland­čśÄ

  8. Wadaniboy says:

    Dawladaha muslimka way ka caraan. Turkiga. Muqdsho. Jabuuti. Garoowe. Waxay isku dhahajiyaaan. Kiinya. Gaana. Saiir. Tikreega. Dadkaan waa wada ubaahan in laga saaro dhulka dhulbahante iyo warsangali iyagaa runta ogaan doono inay yihiin. Hargaysa iyo burco kaliya. Ayaga waxay jecelyihiin. Gaalada. Hawiyaha iyo daroodka waxay arima hooda. Kaga hadlaan muqdsho ama garoowe. Jegaanta waadad gaalada iyo istus. Kabuuxo. Subxaanalaah.

  9. Waran says:

    LAFODHALFO RUUGE
    MA REER DHUUSE XILDIID BAA XORA???MASE OROMO DIREED BAAD NOQOTEEN???? SOMALIA GOORMAAD KA XOROOWDEEN OO AY HANDARAABKII IDINKA SIIBTAY, CITIRAAFKII ADOONSIGA MAKA GUULEEYSATEEN.SIDAAS DARTEED SOMAALI, CARAB EMMAARAAT IYO OROMO AYAAD GUMEEYSI CAD UGU JIRTAAN EE CAR WIR DHACSO JIRITAANKAADA.

  10. Binary Operation says:

    wadahadalada somaliland iyo somalia, somaliland oo qudhi uma ahan dan, ee somalia lafteedu waa u dan.

    Somalia madaxbanaani buuxda oo ay hesha waxay ku jirta dastuur afti shacab lagu meel mariyay.

    waanad ogtihiin jamhuuriyada somaliland inaanay qayb ka ahaanayn sida awgeed shacabka muqdisho waxay ku jirayaan mad madow gaasi uun.

    ictiraafka ay somalia haysata waa mid ku meel gaadh ah, oo lala sugayo shacab, taasina maanta suurto gal maahan.

    hadaba wadahadaladu labada yaduba waa inoo dan,

    labada yaduba madaxbanaani ba nagaga maqan halkaasi waa hadii runta dulucdeeda loo daadego.

    somalia waa ku khasban tahay inay xaqiiqada waajahdo si shacabka muqdisho looga saaro mug mugdiga siyaasiga ah ee hantidooda lagu xaraashayo sidoo kalena dowladnimdooda lagu nusqaaminayo.

    shacabka muqdisho waxa loo sheegay in midnimo looga keenayo somaliland laakiin midnimo somaliland laga keenay se aanay jirin ee in fact badoodii la xaraashay, oo dowladihii dariska la ahaa uga faa’idaysteen jileeca iyo baylahdaasi.

    shacabka muqdisho waxay u baahan yihiin ugu dambayn dowlad ay gacantooda ku keensadeen si ay mad madowgan maamulada muqdisho fadhiya uga ilbaxaan.

    Somaliland na warkeedu waa cadaan uma socono midnimo dhex marta somaliland iyo somalia. waana waxaan dhacayn. mad madowgaasina waa waxa lagu dhacayo shacabka reer koonfureedka ah weeye.

  11. Guulwade says:

    Ingiriska markuu baxay
    1 dhulbahante. Snm maxukumin
    2 warsangali snm maxukumin
    3 qabiilo lagumaysto baad ahaydeen
    4 warsangali iyagaa ismasmukujiray
    5 dhulbahante warsangali. Way xiroobeen.
    6 hada ingiriska. Cidna maxukumo
    7 heerayada gumaysiga tag tay
    8 farmaajo. Hawiye darood waa iskumid
    Way xoriibeen
    9 snm. Jegaanta. Hargaysa burco makhasbikaraan. Harti
    10 snm jegaanta. Gabileey. Waxaad rabtaan. Laidiinyeelimaayo. Oo badila
    11 .daroodka dhulkooda iga baxa hadiikale. Guul ka keeni maysaan
    12 hawiyaha ha kuhakqasaina. Drood iyo hawiye. Hadalkiina kukalatagi mayaan
    13 somali way iswada laysay maxaa kiina kadhigay. Mid fiican. Majeerteen idinkaa xasuuqay kacaankii.
    14 hawiyaha daroodka waxaa ka dhexeeya diin muslimo isu tanasul wixii dhacay ilaaween.
    15 caqligiina hawiyaha waxaad uhaystaan inaad kicin kartaan waxan jirin. Oo doqomoah baad uhaystaan.
    16 farmaajo. Xidid buu layahay hawiye iyo darood. Dhul iyo cadimada muqdsho baa ka dhexeeya.
    17 hawiye iyo darood. Dibadaha iskamacayaan. Maahaa alaah. Ilaahay baa kadhigay kuwa isusanra. Guul hawiye guul darood muqdsho guul puntland guul hirshabeele. Galmudug jubaland.
    18 hargaysa iyo burco lataagnada waligiin.

  12. DAACAD says:

    Kuwan soomaalidiidka dadka ku sheegaaya ee leh midnimada soomaali, ma waxaad u jeedaa midnimada ay kuukuuyo, amxaaro iyo afrikaan qaawani xukumaan?
    Halkey joogtaa somaalida mideysan, ee is aaminsanee waxna lagu darsan karo?Jubalaan, shabeele land,puntland, xamarland, gaalkacoyo land, ogaadeenland?
    Mise waa iska naceyb somaliland loo qabo in aaney waxba noqon ooy laqastaan inta kale.

  13. Warsame says:

    Muuse waaka intaa kuhaya Farmaajo wadahadal marabee tolow isagu ma iswaydiiyay Cali Khaliifka intaa leh war heshiiskii meeyay
    Muusow saad Cali indhaha uga lalisay baa Fatmaajana kaaga laliyay ku darsoo Farmaajo waa nin reer SSC ya wax kasta oo woqooyi ka jirana wuu ogyahay,Jeegaantan yaree aad la cararayso iyo ka gaadhsiiska aad rabto waxba kaaga hirgalimaayan aakhirkana waxay tagaysaa in dadka inta aad matasho ee ku ogol aad ku gorgortanto ilaa hada sheekadu waa uun wax qaybsiye

  14. DAACAD says:

    Aniga waxey ila tahey ninka weli leh midnimada somaaliya ,somaali diidka iwm.
    Sideynu la wada socono soomaali waatii heshiin weydey oo kala socotey,puntland ma ogola galmudug,hirshabeele, xamar ma ogola kismayo, beydhabo, garba haarey, gobol gobol ogola majiro.qolyahan weli ku meereysanaaya soomaali weyn waa qaar aaminsan oo og Inaaney keli ISU taagi karyn hadey noqoto dhul, dhaqaale,iyo qowmiyad ahaanba.




script>
Deg Deg Daawo::”Somaliland Dhankasta Markay Soo Oodantay Ayaan IS Casilay”
- Oct 14, 2019
Faadumo siciid Xoghayihii Xisbiga WADANI. ayaa shaacsiay in ay iska casishay xilkaasi ay ka ...
War Deg Deg Ah:Kurdida oo la heshiiyey Xukuumada Bashar Al Assad
- Oct 14, 2019
Xoogaga Kurdida Siiriya oo maalmihii lasoo dhaafay duulaan culus uga yimid dhanka Militariga Turkida ...
Deg Deg:Sarkaal Lagu Dilay Kismaayo,
- Oct 14, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Daawo::Sheekh Xasan”Kismaayo Waxa Ka Socda Waa Naag Dhilaysatay Oo Kale”
- Oct 13, 2019
Sheekh xasan deheeye, oo kamid ah Culimada Borama, ayaa Si kulul uga hadlay ...
Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ka Hadashay Xubno Kismaayo Tegay,
- Oct 13, 2019
Maamulka Somalialnd ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xubno Maamulkaasi kamid ah ...