dahabshiil

War Deg Deg Ah:Taliyihii Guud Ee Ciidamada Puntland Oo Iscasilay iyo Sababta Ka Danbeysa,

Wararka ay hada helayso KHaatumonews ayaa sheegaya in uu is casilay taliyihii ciidamada Daraawiishta Puntland oo maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa magaalada Gaalkacyo, kadib hawlgalo lagu amray ciidamadu in ay ka sameeyeen gudaha magaaladaasi.

Is casilaada taliye Cabdishukri Cabdilaahi Xuseen ayaan si dhab ah loo ogeyn sababaha ka dambeeya, hasa yeeshee madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni ayuu sheegay in uu u gudbiyey waraaqdiisa is casilaada.

Qaybo kamid ah gobolka Sanaag ayaa waxaa ka taagan xiisad u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland, waxaana wararka qaarkood ay sheegayaan in is casilaadiisu ay la xidhiidho arintaasi.

Taliyaha ayaa la filayaa in uu warbaahinta la hadlo faah faahin dheeraad ahna uu ka bixiyo ujeedka is casilaadiisa, halka madaxweyne Denni uu isna goor dhow magacaabi doona taliye cusub.

Lasoco Wixii Soo kordha khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 15)

  1. AARKA BURCO says:

    Qosol uun dee maanta

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Warqabe says:

    Hayaay ciidamadii qaranka jamhuuriyada Somaliland baa soo socdoo waa is casilay intii aan carari lahaa sidiii nalagu yaqiinay. Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  3. Caynaba Car Dhacso says:

    Daarood xaarweeynee, markay arkaan siigada baabuurta Comandos ta Somaliland baa argagax daraadiis lays casilay, eesh qyaasaak.

    Guul Somaliland Comandos.

  4. Sool Man says:

    kuwan meesha ku xaaraya ee iidoor yare war dhuusada xejista sanadka wa la idin yaaba wallle waxaasi qosol gariir ayaan u arkaaye

  5. Farxiyo says:

    Walee dhabayaco baan kob cagaar leh kasoo durdurin, war heedhaha kana maxuu arkay ma maalintay idoorka dhaman soo galeen dhulkii warsangali miyuu isna keenay waan is casilay, yaab badanaa tolkay, war dhulbahantoow waydinkaa arkaayaa in mid GAAS kii la yaabanayn mid kadaran yimid oo xataa hadalkana habaar kaga dhacaye maxaa inoo talo ah.

  6. Halgan says:

    Wuxuu isu casilay in lagu mashquulo gaalkacyo. Oo jegaanta xoog kuhaystaan gobalka sool .sarakisha. gobalka soil iyo sanaag doonayaan dharbaaxo jegaanta laakiin madaxweynayassha. Puntland. Kumar marsiiyiidaan. Gaalkacyo iyo abaaraha iyo waxaan loo joogin halka. Kuwa gabileey kayimid. Dhulka harti xoog kuhaystaan. Oo Aan loo hagar bixin I’m laxoreya madaxweynaha kuxigeen walba shaqo kadhigtay gaalkacyo iyo dawlada hoose. Tariikhxumada puntland.

  7. Wadaniboy says:

    Madaxweynaha kuxigeenka. Wasiiro xildhibaanada gibalka sool waxaa loo dira. Gaalkacyo. Wiilal gabar xoigay iyo dawlada hoose. Halka dhulkooda jegaanta. Sida geel caruur qaaday jegaanta uhaysta. Inay is cadilsan waa gar waayo gobal dhan oo dad iyo shacab. Haystaan rag lamida. Ogaada oduunka. Cida guulaystay bay tageero siiyaan puntland waxay rabaan inay hadal wax kuxoroyaan. Iyo nabada jecelynahay nabada jegaanta diiday yaa raba. Waa in colaada irabo laga war doono.

  8. Meygagle says:

    Somaliland ayadoo ka cararaysa murashaxiinta qaar ka mid ayey dhaqaale fara badan geliyeen Deni iyakoo faroole kala tashanaya lacagtii ugu badnayd waxaa hargeysa ka soo qaaday in shido somaliland guul ayey ka gaadhey doorashii puntland ballantu waxay ahayd sanaag la wareejiyo soolna aan laga hadlin waxaan keliya oo maanta u furan reer puntland waa mooshin dadka iyo degaanka lagaga badbaadiyo Deni iyo Faroole

  9. Maxamed says:

    CIRKII IYO DHULKII BAA IS-QABSADAY CADHADHAQDOODIIYEE,
    INTAAD CARARI LAYD
    ADIGUBA CAQLAAD LEEDAHEE IS-CASIL MAXAA DHAAMA
    KKKK
    SOMALILAND ALLOW DHAWR
    SOMALILAND IS THE POWER.
    Maamulka Majeerteen waxay odhan jireen marka Sool laga caydhsado Dhulbahante ayaan la Aaminayn oo Dhulkiisa Caqaar Siistay,si fashilkooda u dadaan,lkn maantaba maxay odhan Waroosna ma Caqaar buu Sanaag Bari Siistay??.
    Kkkkkk.kkkkkkk.kkkkkkk.kkkkkkk.kkkkkkk

    DENINA BAROOR BAA KASOO YEEDHAY ILEEN QARDHO AYAA MUUQATEE,GAROOWENA HORAY U MUUQATEE
    HHHHHHH
    HHHHHHH

  10. Wiil waamo says:

    IIDOOR IN AY YIHIIN MUNAAFAQIIN IYO DAD AAN ISKU KALSOONEYN QOLALKA DAAROODKA AYAY KU JIRAAN OO KULA DHEX WAREEGAAN ISKU DIR IYO MUNAAFAQAD.
    IIDOOR SIDAAN NOOLAMA HADLEEN EE WAXAA UGU WACAN HORGALADA KEENAY MAGAAÆOOYINKOODA IYO XAAFADAHOODA.
    IIDOOR AQOONSI MA HAYSAAN LOOMA BAAHNA INAAD KU FAANTAAN HARTIGA HORGALADA AH EE IDINKA QAYILA OO IDINKU HAYA DHULKA DAAROODE?
    CAARRE IYO ISAAQA XALAASHA AH AYAAN TAAGEEREYNAA OO MA DHACEYSO IN DAAROOD IS GUMAADO NEVER.
    VIVA CAARRE
    VIVA SOMALI WEYN

  11. CODKA WARSANGELI JABUUTI ILA BOSASSO says:

    Asad Diyaano oo Muqdisho iyo Kinya loi xiray. Laga war colaada iyo dhul boobka Puntland lala maagan tahay Warsangeli. Laakin sedex wadan baanu degna waanu is dicaacayna. Xuduuda Somaliland iyo Somalia waa la yaqaana meesha ay marto

    Asad Diyaano iyo Deni waxba kama qaadayaan Wasiir Ciiae Xawar iyo Raisulwasaaraha Jabuuti. La idinka horeeya saaxiibayaal warkiinana waanu hayna. Dad la laayo sida Galgala oo lacag lagu raadsado kama helaysaan Somaliland. Sorry.

    Tolnimada hadi aad ixtraami waydeen anaguna xoog baanu Galgala dib uga qabsan. Waxa idin wanaagsan ilaalinta nabadgelyada Majerteenow. Warsangeli ma aha inta yar Bosasso idin la degta.

  12. Maxamed says:

    Waamo Boy
    Miskiin cagdheer ah miyaad tahay,mise mj
    kkkkkkk
    Maanta Waxan arkayay Ciidagale oo Geel Sabaan hore ay ka dhaceen Ogaadeen dib ugu celiya
    kkkkkkk
    Doqonow Laga yaabaa Mj inay adiga Ku dhaamaan oo intii tamartood ah dedaalaya,lkn adinku waxaad Hoos joogtaan Kukuuyo oo Kismaanyo maad sii joogteen laba habeen hadday ka baxaan
    kkkkkkk
    Kukuuyo hanaga tegina waa lana xasuuqayaa oo Carro Ogaadeen baa lanagu celinayaa Aka Ogadenia
    Kkkkkkk
    Aamus waxyohow liitaa oo kaalay Ciidan Hartiga usoo dir isna keen Tukaraq iyo Duleedka Qardho.
    OO MA NIN KUKUUYO U CIIDAN TAHAY AYAA RAJO LAGA SUGIN.

    HALKANI MAAHA KISTII EE LAAMIGA CAD BAA LAF LAGUGU ERYANAYAA
    HHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHH




script>
Bahda Khaatumonews Oo Dhambaal u Dirtay Reer Khaatumo,the people of khatumo
- May 19, 2019
Maamulka iyo Shqaalaha Shabakada khaatumonews waxaa Ay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Kuwa Gobolada SSC ...
Daawo:Burco Hargaysa Ceerigaabo Oo Calanka Somaliya Is Qabsaday iyo Baadi Goob Oo Niyada Jabiyay Jeegaanta,
- May 19, 2019
Shabakadda caalamiga Ah Khaatumonews Waxaa Ay Halkan idiin ku soo gudbinasa Barnaamjika Baadi Goob ...
Deg Deg Daawo:Sida Laascaanood Maalinta Qashinka 18 May Looga Guray
- May 18, 2019
Waxaa maanta magaalada laascaanood luuq kasta iyo jidkasta maleeshiyaadka SNM dhigen ciidan si aan ...
Deg Deg Daawo:Muuse Biixi”Puntland Hasoo Dayso Maxaabiistii Tukaraq Anaguna Waanu u Siidaynana Kuwan Hayno’
- May 18, 2019
Hogaamiyaah maamulka SNM Muuse Biixi ayaa caawa ku dhawaaqay In uu Siidaynaayo maamulkiisu Maxabiisti ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Ajaniibta ku Sugan Xerada xalane Muqdisho Oo Maalinta Qashinka 18 May Ka Qeyb Qaatay.
- May 18, 2019
Iyadoo maanta Gobolada Dalka soomaaliya Gaar ahaan Kuwa khaatumo ay u tahay Maalinta Nadaafada ...