dahabshiil

Shir Nabadeed Gobolka Cayn Ka Furmay.

Buuhoodle{ Khaatumonews }Magaalada Banyaal ee gobolka Cayn waxaa ka furmay maanta shir nabadeed.

shirkan ayaa lagu nabadeenaya beelo oodwadaag ah oo dhawaan dilal kala duwan ku dhexmaren gobolka Cayn.

Beelaha Cali Gari axmed iyo Maxamuud Barkad oo labaduba ka kala tirsan Beelaha Axmed garaad iyo Guuleed garaad ayaa shir lagu nabadeenaayo uga furmay deegaanka Banyaal gaar ahaan bali lagu magacaabo Goonle oo Duleedka deegaankaasi ah.

Shirka waxaa ka soo qeyn galay Garaad cabdirisaqa Garaad Soofe cuqaasha labada beelood iyo ergo kale oo beelaha SSC ka socota.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. DAACAD says:

    Rabi ha kala qaboojiyo umadda,

  2. CABDIRASHIID says:

    AAMIIN AAMIIN YAA RABI ALLOW NABAD IYO MASAALIXO WAARTA DHEXDAYADA KEEN,
    RABOW KUWII NABADA KU NAGAADA NAGA YEEL,
    RABOW KUWII DHULKA GEEDGEED IYO XERO UWADA DEGA QOYSBA QOYSKA KALE LADERSO NAGAYEEL,




script>
Daawo:Axmed Ismacil Samatar Oo La Weydiiyay Sababta Uu Sanadka Ugu Jaray Dabaaldaga SNM ee 18 May iyo Arrimo Kale,
- May 23, 2019
Siyaasiga weyn Ee reer Borama Axmed Ismaacil Samatar ayaa sanadka aan ka soo Muuqan ...
Deg Deg Daawo:Mucaaridka Dawlada soomaaliya iyo Xubno SNM ah Oo Ku Shiray Nairobi
- May 23, 2019
Nairobi{ Khaatumonews }Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa kulan ku yeeshay  Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ...
Deg Deg Daawo:Kooxdii Tuke Dacwda Ku Furtay Oo Hargaysa Ku Soo Laabtay,
- May 22, 2019
Baashe Cabdi yuusuf Waxaa uu kamid ahaa kooxdii Dacwada in lagu oogo Kornayl ...
Deg Deg Daawo:Wasiirkii Arrimaha dibada Soomaaliya oo ku geeriyooday qarixii Maanta
- May 22, 2019
Waxaaa isasoo taraya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qarixii ismiidaaminta ahaa ...
Deg Deg Daawo:Live Dagaalkii Shalay SNM iyo Puntland Ku dhexmaray Damale Xagare,
- May 22, 2019
Shabakada Khaatumonews waxaa ay halkan Idiin kusoo Gudbinaysa muqaalka Dagaal shalay Ku dhexmaray ...