dahabshiil

Deg Dg Daawo:-Maamulka SNM Oo Burbur Qarka U Saaran iyo Wadani Oo Siro Badan Soo Qufay.

Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Ay maamulka SNM Ka Arkaan Calaamado Muujin Kara Inay Qaaday Dariiqii Lagu Yaqiinay Burburka Dawladaha Ku Imada. Maxaa Soo Kordhay muqaalka hooe ka daawo warbixintan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 10)

  1. King says:

    Intaad argagaxiso tihiin calaacal ka biximaysaan reer Dhuuse Xildiidow taana waa below.hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhuuuuuuuhh
    @ horumarka dhaqaalaha ee somalia kusoo dhawaada.

  2. Maykadheegto says:

    Meeday caruurtii la qalday dhuusaruug iyo kuwii la midka AHAA Ku quusta jeegaanta iyo dhiigyacab yada Ku shaqaysta

  3. DAACAD says:

    Waa halkee Meesha AMA wadanka keliya ee afrikoo dhan ay suurta gal ka tahey in muwaadinku figradiisa xorta ah dhiibto xaqna sharcigu u siiyey inuu afkaartiisa umada u gudbin karo markuu doono iyo halkuu doonaba?
    Xitaa haduu xanuun sanaayo,
    Taasoo kale miyaa ku heysaan soomaaliya??

  4. Catalaanland says:

    Inshallah weey dhamaaneysaa Caburinta Saxaafadda,Culimada diinta iyo shacabka uu ku hayo DHUUSE XILDIID IYO JEEGAANTIISA EE CAARRE AYAA SOO SOCDA iyo rag kalo u kacay oo ka gubtay caburinta ileey.

  5. Catalaanland says:

    Inshallah weey dhamaaneysaa Caburinta Saxaafadda,Culimada diinta iyo shacabka uu ku hayo DHUUSE XILDIID IYO JEEGAANTIISA EE CAARRE AYAA SOO SOCDA iyo rag kalo u kacay oo ka gubtay caburinta ileey.

  6. Binary Operation says:

    Wadani wuxuu isku dayaya inuu u doodo Somaliland diidka sidoo kalena difaaco dambiilayaashii xadhkaha somcable ku jarjaray oodweyne.

    Ganacsigu siyaasada waa ka madaxbanaan yahay, waxa dhacday in xadhkihii somcable lagu jar jaray oodweyne deetana la yidhi hebel ba lagu xidhay muuse shaani bu yidhi. Dadka been looma sheegi karo. Waan ogahay in wadani aargoosi u jeedo sababta somcable xadhkaheeda loo googooyay tahay maxaad kulmiye maxamed aw siciidow u Soo saartay. Maxamed aw siciid waa muwaadin ganacsade ah, waa xor fikir kiisa siyaasiga ah. Ciduu rabo ha raacee, Laakiin in qof meheradiisa la xasaradaysto way ka baxsan tahay heshiiskii nabada EE beeluhu wada qaateen. Inaba waanu burburin karnaa meheradaha habar yoonis EE hargeysa hadii doodu sidaa idiin ku badinayso meherad la weerara meherad loo weeraray leedahay. Wadani waa burburkiisu dareemaya waana la wada laalaabaya xafiisyadiisa ku yaala deegaamada kale EE Somaliland.

  7. Axmed says:

    Habaarkiina isla hela idinku .

  8. WARAN says:

    MAYKADHEEGTO
    sxb ninkaa waxaa la dhahaa DHALFARUUGAAWI waana ciyaalkii kusoo khaniisoobey dulcad iyo xarshin

  9. Waawareeyu waamaxay says:

    Futo laawe waa ku naqaan ma xoshoodaha oo nin qabuura faagta maa xishooda.
    Hanarta lafeestaa waa iixeey waalan oo ku waashay madaafiicdii kacaanka.




script>
Deg Deg:Digniin Loo Diray Shacabka Muqdisho.
- Mar 24, 2019
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid faraha kasii baxaya mudooyinkii ugu dambeeyay, waxaana ...
Deg Deg:Axmed Madoobe Magacaabay Guddiga Doorashada Jubaland iyo Tiradda Xubbnaha +Magacyadooda.
- Mar 24, 2019
Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha ...
Deg Deg: Ciidamada dowladda oo sii daayay SARKAAL sare oo Al-Shabaab ah
- Mar 24, 2019
Ciidamo ka tirsan Guutada 14-ka Octoobar ayaa sii daayey sarkaal sare oo ka tirsan ...
Deg Deg Daawo:Somaliland Sir Culus Oo La Qarxiyay.
- Mar 23, 2019
Warbaahinta Hargaysa ayaa dabagal xoogan ku samaysay shaqaalaha iyo xubanaha Ka soo jeeda Deegaanka ...
´╗┐DAAWO::Odayaasha Gobalka Awdal Oo Hanjabaad Udiray Muuse Biixi Kuna Baaqay Dagaal.
- Mar 23, 2019
Odayaasha waxgarad deegaanka Borama ayaa Digniin Culus u Diray Hogaamiyaha maamulka SNM Muuse ...