dahabshiil

Deg Deg Daawo:Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Degay Caawa Kampala

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Kampala halkaas oo uu berri ka furmayo shir looga hadlayo isu soo dhawaanshaha dalalka qaaradda ee kobcinta dhaqaalaha, isdhexgalka, shaqo abuurka dhallinyarada iyo nabadda.

Madaxweynaha ayaa ku biiraya Madaxweynayaasha dalalka Uganda iyo Koonfur Afrika Mudane Mudane Yoweri Museveni iyo Mudane Cyril Ramaphosa, Madaxweyne K/Xigeennada Kenya iyo Tanzania Mudane William Ruto, Marwo Saamiya Xasan Suluhu, Wasiirro ka socda dalalka Masar iyo Marooko, wakiillo ka socda Qaramada Midoobay, Bangiyada Qaaradda, ganacsato iyo ergo kor u dhaafaysa kun qof.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. LAFARUUGAAWI says:

    XAARMAAJO

    Miskiin kuukuuyo farta ugu yeedhay

    Really Really MUSEVEINI waa Somalilander XIIRAN DHASHAY.

    @ qudhaanjo yareey ku quuso qaranka somaliland.com

    Laakiin Somaliland Republic kuukuuyo ma gaydo

  2. Axmed says:

    Madaxwayne maamulka daarood.oo farta loogu yeedhey.

    • Somalinimadan kufana says:

      Wad xanunsanaysa abti ilahay kasokow inad inad manta isaqow muslimin tihiin waxa u sababa dhulbahante iyo darood arodoo u mahad naq dhulbahante ilahay u jecel yahay qofka qofka kale u mahad naqa ilayn hadusan sayidka iyo dhulbahante kaso gadhi lahayn manta wa lagugu wici laha John iyo James lol πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

  3. Hassan says:

    Waar Ugaandhada cayda badan waxba inagama yaalaan ee daawada mashaariicda iyo horumarka ay dalkeena Somalialnd iyo Imaaraadka carabtu ku heshiiyeen ee ka kooban 5tan qodob.
    http://www.oodweynemedia.com/2019/03/11/safiirka-somaliland-ee-dalka-isku-tagga-imaaraadka-carabta-oo-ka-war-bixiyay-kulamaddii-u-danbeeyay-ee-wafdiga-madaxweynuhu-la-qaateen-madaxda-dalkaasi/




script>
Deg Deg:Somaliland Oo Magaca Iska Badelaysa
- Jul 23, 2019
Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin β€œDheeg” oo kamida Xildhbaanada Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta shaaciyey ...
Caasha Geelle Gaalkacayo Laga Qabto””Hadaa Tahay Hooyo Sharaf Leh Ma Ragaad La Hirdami laheed Ma Hinaasad Badin Laheed “”
- Jul 22, 2019
Waxaan Daawaday Muqaalkan Haweenayda lagu Magacaabo caasha Geelle Diiriye oo kamid ah Haweenka Gaalkacayo ...
Deg Deg Daawo::-Ciidamada Buuhoodle Oo Fariin Udiray Maamulka Somaliland,
- Jul 22, 2019
Maamulka Somaliland ayaa wada olole la doonaayo in lagu maja xaabiyo Gobolka cayn iyo ...
Deg Deg Daawo:Puntland Oo Ciidan Xoogan Buuhoodle Ku soo Bandhigtay,
- Jul 22, 2019
Maamulka Puntland ayaa Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Maanta kusoo Bandhigay Ciidamo ...
DAAWO:Dawlada Somaliya Dab Ku Qabanasa Boosaaso iyo Cali Saleebaan,
- Jul 22, 2019
Waxaan rabaa in aan wax yar ka iraahdo lacag ay Dawlada Dhexe u soo ...