600 Daawo sawiro:Madaxweyne Farmaajo Sida Qatar Loogu Soodhaweeyay | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo sawiro:Madaxweyne Farmaajo Sida Qatar Loogu Soodhaweeyay

Madaxweynaha Jamuuriyadda Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa Garoonka caalamiga ah ee Hamad International Airport ku soo dhoweeyay xubno uu horkacayey wasiirka Isgaarsiinta dalka Qatar, safiirka dalka Qatar u fadhiya Somalia iyo xubno kale.

Wakaalada wararka ee dalka Qatar ayaa sheegtay in Socdaalka Madaxweyne Farmaajo uu yahay booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo 2 maalmood ah.

Dayuurad gaar ah oo dowladda Qatar ay soo dirtay ayaa maanta magaalada Muqdisho ka qaaday Madaxweyne Farmaajo oo safarkan uu u noqonayo kii shanaad ee uu bishan dibeda ku tago.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA
Deg Deg Daawo; Booliska Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay
- Jan 18, 2021
Booliska wadanka Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay https://www.youtube.com/watch?v=dttG-WKO_c4
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...
Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
- Jan 18, 2021
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka ...
Deg Deg Daawo; Xildhibaan Mahad Salaad Oo Eedayn U Jeediyey Farmaajo
- Jan 18, 2021
Xildhibaan Mhada Salaad Oo kamid Ah Xildhibanada Dawlada FedraalkaA Soomliya Ayaa Eedayn Kulul U ...