600 Deg Deg:Alshabab Oo Hanjabaad Culus Soo Dirtay? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Alshabab Oo Hanjabaad Culus Soo Dirtay?

Muqdisho{ Khaatumonews }Al Shabaab ayaa farriin hanjabaad ah u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka Somaliya, kadib dilkii shalay ay u gaysteen Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Somaliya, kaasi oo ahaa Xildhibaanka ugu da’da wayn Golaha Shacabka.

Sarkaal ka tirsan Shabaab oo la hadlay Warbaahinta ku hadasha afka Shabaab, ayaa wuxuu sheegay inay sii wadi doonaan beegsiga ay ku hayaan Xildhibaanada Golaha Shacabka Somaliya.

Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore ayaa noqonaya Xildhibaankii ugu horeeyay ee Shabaab ay ku dilaan Magaalada Muqdisho, tan iyo markii dowladda Madaxweyne Farmaajo ay la wareegeen maamulka talada dalka.

Sarkaalka Shabaabka ka tirsan, ayaa ku goodiyay in meel waliba oo ay galaan Xildhibaanada Golaha Shacabka ay ku beegsan doonaan Ciidamada Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Buuhoodle iyo xaalada Oo Kacsan
- Jan 13, 2021
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Dil salka ku haya dil dhawaan Ka ...
Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay
- Jan 12, 2021
Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ...
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...