600 Deg Deg Daawo sawiro:Gaadhi ka yimid Puntland oo Rasaas badan u waday Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo sawiro:Gaadhi ka yimid Puntland oo Rasaas badan u waday Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay

Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen agab ciidan iyo rasaas la sheegay in loo waday Al Shabaab, waxaana gacanta ku dhigay ciidamada Galmudug ee kusugan magaalada Dhuusomareeb.

Ciidamada amaanka ee magaalada Dhuusamareeb ayaa soo bandhigay rasaastaasi la sheegay inay u socotay Al Shabaab, waxaana lagu qabtay gaari Homey ah.

Saraakiisha Galmudug ayaa sheegay in hubkaan uu saarnaa gaari Caasi ah oo ka yimid dhanka Gobolka Bari uuna ku siijeeday deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan, ayna gacanta ku hayaan hubkii iyo gaarigii uu saarnaa.

Ciidamada amaanka ayaa sheegay inay baaritaan ku wadaan wadaha gaariga caasiga ah ee oo ka yimid dhanka gobolka Bari, waxaana la ogeyn halka uu u socday gaariga hubka waday.

Saraakiisha ciidamada amaanka iyo taliska Nabad Sugidda ayaa sheegay in dhawaan ay xog badan ka bixin doonaan gaariga ay qabteen iyo halka uu ku wajahnaa.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Somaliland oo lagu fashilay laascaanood
- Jan 16, 2021
kulan ay iskugu yimaadeen haweenka magaalada laascaanood ayaa looga hadlay tacadiyada ka jira laascaanood https://www.youtube.com/watch?v=r0dY84WK0_k https://studio.youtube.com/video/r0dY84WK0_k/edit https://studio.youtube.com/video/r0dY84WK0_k/edit
Somaliland Oo Dhigtay Qorshaha Dilalkii Buuhoodle Ka Dhacay
- Jan 16, 2021
Waxaa Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka cayn wali ka taagan Xiisaad Colaadeed oo ...
Wararkii Ugu Danbeeyay Xaalada BUUHOODLE,
- Jan 14, 2021
Waxaa Dagan xaalada Magaalada Buuhoodle Ee xarunta Gobolka cayn oo saacadii ugu danbeyay ...
Garaad Cabdirashiid Oo Kula Shiray Duleedka Garoowe Wasiirada Xildhibaanada iyo Taliyaasha Ciidanka Barkad ee Puntland Ku jira
- Jan 14, 2021
Garaad Cabdirashiid waraaba Dheere garaadka Beesha Guuleed Faraad {Barkad}ayaa kulan Kula qaatay Duleedka ...
Labo Nin oo Jeelka Laascaanood Lagu Kufsaday
- Jan 13, 2021
Waxaa Ka taagan magaalada Laascaanood Xarunta Gobolka sool dhacdo la yaab leh oo naxdin ...