dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Itoobiya Qaaday Talaabo Argagax Galisay Kenya!?

Dawlada Itoobiya ayaa qaaday talaabo aysan mahadin dawlada Kenya kadib khilaafkii soo kala dhex galay dalalka kenya iyo soomaaliya,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maanta magaalada muqdisho waxaa ka soo dagay qaadkii ugu badna ee dalka itoobiya kadib markii shalay ay joojiyen qaadlayda soomaaliya qaadkii ka imaan jiray kenya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. qaran says:

    ceebay tcaal bal eega waxa laynoo soo waariday lacagteeni badhna wuu qaatay qaadku badhka kalna dhibkii uu keenay buu ku qaatay dawooyin iyo miyir beelo -fakhri alla idin bad

  2. DAACAD says:

    Qaadka dad gaar ah ayuunbaa laga caayi jiree ceebeey tacaal, sowta soomaaliyoo dhami ba’dey,

  3. Somalia says:

    Kinya keliya waxa xiri kartaa Dadaab iyo ciidankeed kala bixi karta Somalia. Kinya wax kale ma yeeli karto Somalia.

    Kinya raaligelin ha bixiso maxa yeelay Somalia ka awood badan Kinya kakuuyo. NFD waa qabsanaynaa maxa yeelay waa gobol ka tirsan Somalia.




script>
War Deg Deg Ah:Qarax wey Oo Ka dhacay Muqdisho.
- Jun 15, 2019
Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo ...
War Deg Deg Ah:Geel Ka Badan 100 Halaad Oo Gobolka Cayn Lagu Dhacay,
- Jun 15, 2019
Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalada Dandan Ee Gobolka cayn ayaa sheegay in ku ...
Deg Deg Daawo Muuse BiixI Oo Su ‘allo Adag Lagu Boobay,
- Jun 15, 2019
Hogaamiyaha maamulka SNM Oo maanta Daah Furaayay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee maamulkaasi ayaa su ...
War Deg Deg Ah::Xasuuq Ka Dhacay Magaaada Gaalkacayo
- Jun 15, 2019
Galkacayo: Warar ayaa sheegaya in 9 qof lagu dilay caawa duleedka Gaalkacyo halka mid ...
Deg Deg Daawo:Dagaal Culus Oo Ka dhacay Magaalada Badhan
- Jun 15, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor imaad Xalay magaalada Badhan ...