dahabshiil

Daawo Video:Muuse Biixi Oo lagu Bahdilay Addis Ababa iyo Axmed Shide Oo Soo Dhaweeyay?

Waxaa magaalada Addis ababa caasimada dawlada itoobiya maanta soo gaadhay madaxweynaha maamul beeleedka snm muuse biixi cabdi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka soomaaliyeed iyo shacabka snm waxay isha ku hayen qaabka loo qaabiilo muuse biixi, balse waxaa dhacday ka dar oo dibi dhal waxaana muuse soodhaweeyay oo qaabilay gudoomiyaha xisbiga ismaamulka axmed shide.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 10)

  1. Somaliga somaliland laabta kusiita says:

    Kkkkkkkk bal umadan eega waar sideed wax ledihin xita trump iyo putin haday addis Ababa muuse biixi kaga hortagi lahayen waxbad kasheegi lahyd adeer Albaabadi waay iska soo furmeen waa haday jirtaybe caadi iska dhiga muuse hawlihisa uu iska wadan doona inshallah

  2. Sool Man says:

    kkkkkkkkkkkkkk odeygii uu balanta kaga baxay Farmaajo kkk haku taagnaato

  3. Xaaji xarrago says:

    Saxaafadan qaar astaamihii haweenka leh baa qora…ama haween baa qora ….

  4. firdhiye says:

    xagan ka eeg sida waddooyinka addis ababa loogu xidhay mujaahidka madaxwaynaha Somaliland

    https://www.youtube.com/watch?v=uDruRQNV5nQ

  5. DAACAD says:

    Madaxweyne muse 3 million oo reer somaliland ah ayaa ka qeyb galey doorashadiisii xoriyad iyo demuqraadiyad (qof iyo haL cod).
    Kuwa ay khaatumolaawe sacaka u tumeyso adigu cod xor ah maku dooratey gudoomiya haaga waxse malagaa weydiiyey?

    Muuse 5 gobol oo somaliland ah ayaa laga jecel yahey sacabna lagu soo doweeyey madaxnimadiisa.
    Hadii aad sharaf ka dhigeyso farmaajo si fiican ayaa loo soo dhaweeyaa itoobiya waarun oo wuu u shaqeeyaa, hal gobal(banaadir) iyo hadh ayuu xukumaa geyiga soomaaliyoo dhan ooy xabashi iyo kukuuyo ku ilaalisaa, muusana dadkiisa jamaca latukadaa.
    Ma talyaanigaasaa mahdi ah tanina waa xaasidnimee .

  6. Muwaadin soomaaliyeed says:

    Baratakoolka ama qaab maamuuska madaxweyne ma aha wax la dhaho hebel waa la sharaf dilay iyo si mugleh ayaa loo soo dhaweeyey muuse iska madaxweynaha ruwanda Yaa soo dhaweeyay boqashadiisii Addis Ababa, isla wasiirka warfaafinta Ethopia ayaa soo dhaweeyay;Markaa dhibaato malahan muuse hadii kii madaxweynaha Ruwanda Soo dhaweeyay uu soo dhaweeyo maanta, Halkaa wax weyni kuma jiraan, Khaladaadka kale ee kadhaca isla soo dhaweynta ayaa ka mudan inaan magac dhabno oo hadal hayno.
    F.G. Bahda khaatumonews waxan idin kula talin lahaa ilaaliya Ethics of journalism, Adigoo mucaarad ah ama diidan hadana dhexdhexadnimada ha kategin.

  7. DAACAD says:

    Waxaan u jeedaa geyiga somaliland oo dhan ayaa muuse laga jecel yahey.

  8. Dablariday says:

    G/Dhexe Muse Biixi weli ma garan in warlords kii ka qaybgalay dagaaladii sokeeye (Somali Civil War) uu asagu ka haray waqtiganna aan looga baahnayn horn of Africa si umadaha deggani nabad uGu wada noolaadaan….Dhiigyacab Dambiile ah weeye ….Dadka Waqooyiga Somalia degaana ma rabaan qoqob iyo qabiilkayagaa qaran noqonayada lagu jaahwareershay 30 sano…Somalia ama 100 qaran qabiil bay u burburaysaa ma qaran lawada leeyahay bay ahaanaysaa, mid saddexaad cidda ku fikirtaa waa cid aan weli dhalan, oo uurka hooyadood ku jira weli..

  9. abdiman says:

    Hi there’

    Is ixtiraama si cilmi oo lafasgur fiican leh uga sheelays ta dhacday in ka propaganda Dana iska dhaafa

    Halays qadariyo arimuhu inta inoo muu qata uuun maaha




script>
Daawo:Axmed Ismacil Samatar Oo La Weydiiyay Sababta Uu Sanadka Ugu Jaray Dabaaldaga SNM ee 18 May iyo Arrimo Kale,
- May 23, 2019
Siyaasiga weyn Ee reer Borama Axmed Ismaacil Samatar ayaa sanadka aan ka soo Muuqan ...
Deg Deg Daawo:Mucaaridka Dawlada soomaaliya iyo Xubno SNM ah Oo Ku Shiray Nairobi
- May 23, 2019
Nairobi{ Khaatumonews }Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa kulan ku yeeshay  Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ...
Deg Deg Daawo:Kooxdii Tuke Dacwda Ku Furtay Oo Hargaysa Ku Soo Laabtay,
- May 22, 2019
Baashe Cabdi yuusuf Waxaa uu kamid ahaa kooxdii Dacwada in lagu oogo Kornayl ...
Deg Deg Daawo:Wasiirkii Arrimaha dibada Soomaaliya oo ku geeriyooday qarixii Maanta
- May 22, 2019
Waxaaa isasoo taraya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qarixii ismiidaaminta ahaa ...
Deg Deg Daawo:Live Dagaalkii Shalay SNM iyo Puntland Ku dhexmaray Damale Xagare,
- May 22, 2019
Shabakada Khaatumonews waxaa ay halkan Idiin kusoo Gudbinaysa muqaalka Dagaal shalay Ku dhexmaray ...