600 Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Puntland ”Dhaqaalihi Lagu Qaban lahaa Sool iyo Sanaag Ayaan Qoondeeyay” | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Puntland ”Dhaqaalihi Lagu Qaban lahaa Sool iyo Sanaag Ayaan Qoondeeyay”

Garoowe{Khaatumonews}Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo saaka golaha wakiilada horkeenay, xukuumadda cusub ee uu soo dhisay, si uu u weydiisto codka kalsoonida, ayaa ka hadlay arrimo cusub oo aan ku jirin ballanqaadyadiisi hore.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweynaha ayaa khudbad uu ujeediyay xildhibaannada Baarlamanka ka dalbaday, in ay xasaannadda siiyaan golaha wasiirada cusub, si loo hirgeliyo ballanqaadyadiisi uu ku galay ol’olaha doorashada ee la baxay Tayeyn&Tiigsi.

Sidoo kale wuxuu ballan qaaday qodoba cusub oo ay ku jiraan, in uu xoojin doono awoodda Puntland u leedahay, gelidda heshiisyo caalami ah iyo in uu miisaanad gaar ah u samayn doono,  soo celinta, difaaca iyo horumarinta gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ee Puntland.

Mudane Deni oo hadalkiisa sii wata ayaa xaqiijiyay in la dhammaystiri doono kaabayaasha dhaqaalaha ee xukuumaddiisa ka horreeyay, taasi oo ka dhigan in heshiiska dekedda Boosaaso aan waxba laga beddeli doonin, maadaama mashruuca u weyn ee lagu wareejiyay uu yahay kan dekedda Boosaaso.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...