600 Daawo Video::Ciidan Beeleedkii Qayaad iyo Bahrarsame Halkay Kala Joogan, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo Video::Ciidan Beeleedkii Qayaad iyo Bahrarsame Halkay Kala Joogan,

Kadib dagaalo Xoogan oo ka dhacay Koonfurta Sool islamarkaana dhexmaray beelaha Qayaad iyo Bahrarsame waxaa laga gaadhay Heshiis nabad galyo oo hormuud ay Ka ahayd Dawlada Itoobiya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dagaalka Beelaha waxa qeyb Weyn ka qaatay Ciidan SNM Mushahaar Siiso oo beelaha Qayaad iyo Bahrarsame Ka kala Tisan.

Badhasaabka SNM U fadhiya laascaanood Cabdiqani jiidhe oo Caawa La hadlay warbaahinta waxaa uu Sheegay In Ciidankii maamulka Isaaq Siin jiray lacagta Ee Isku adeegsan jiren Beeluhu uu hada Ku sugan Yahay Laba Aag lagana soo qaaday Koonfurta Sool.

Ciidanka Beesha Qayaad Ayaa ku sugan Galbeedka Laascaanood Gaar ahaan Deegaanka Adhicadeeye,halka kuwa Beesha Bahrarsamana ku sugan yihiin Deegaanka Ganbadho ee Bariga laascaanood,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...