600 Waa Kuma Masuulka Furfurka Somaliland U Qaabilsan Dawlada Soomaaliya? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Waa Kuma Masuulka Furfurka Somaliland U Qaabilsan Dawlada Soomaaliya?

Tan iyo markii Xukumada nabad iyo Nolol ee u Hogaamiyo madaxweyne Farmaajo ay qabatay talada Dalka islamarkaana mudo Labo Sano ah ay haysay talada dalka wxaa furfur iyo kala yaac xoogan laga dareemay maamulka somaliland.

Madax kala duwan oo hore Hargaysa caan kaga ahaan jirtay gooni isutaaga somaliland waa muqadis ayaa haatan gudaha u galay xamar kana soo dhex leh Soomaaliya waa mid.

Intaas waxaa dheer in mudada Furfur iyo kala carar Xoogan laga Dareemay Deegaanka Somaliland.

Hadaba Xog ay heshay khaatumonews.com ayey Ku ogaatay in masuulka u Xil saaran dawlada Soomaaliya furfurka iyo Soo xero galinta Siyaasiyiinta Hargaysa uu yahay raysal wasaare KU xigeenka Soomaaliya
Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar)  .

Mahdi ayaa Ah Xubin aad u Furfuran oo daacad u ah Xukumada nabad iyo nolol Islamarkaana samayn xoogan Durba ku yeeshay siyaasada.

Taliska Qardho Ee jabhada Dulmi-diid Ee caare iyo wasiiro Sadex ah iyo masuliyiin kale oo Ka goostay Somaliland ayaa Mahdi qeyb libaax leh Ka qaatay waxzana uu ilaa hada ku haya Furfur aan lahayn gabasho.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...