dahabshiil

Deg Deg::Puntland Oo Ku Dhawaaqday War Culus

Garoowe{Khaatumonews}Hay’addaha ammaanka deeganada Puntland, ayaa waxa ay tahriibka ka joojiyeen deeganada Maamulkaasi oo la og yahay in Ajaanib & Somali intaba ay ka tahriibaan.

Jeneraal Muxudiin Axmed Muuse, Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland oo Suxufiyiinta kula hadlay Magaalada Boosaaso, ayaa sheegay in mamnuuc ay tahay in laga tahriibo deeganada Puntland..

Wuxuu sheegay dadka wax tahriibiya in tallaabo adag laga qaado oo arrintaasi ay u fasaxan yihiin Ciidamada ammaanka Puntland in dadkaasi tallaabo adag ka qaadaan.

Dhamaan Ciidamada Qaybaha Booliska waxaan farayaa tahriibka inuu xaaraan yahay, muddo ayaa la xalaaleystay dib ayaan u soo celinay, qofkii qaada, qofkii rara, kan doon ku qaada intaba waa isku mid sharciga ayaana lala tiigsanayaa, Koontaroolkii uu soo dhaafo gaari dad tahriib ah, waxaan amar ku bixinayaa dhamaan dadka jooga in la soo xiro.” Ayuu yidhi Taliyaha Booliska Puntland

Jeneraal Muxudiin ayaa sidoo kale sheegay gaarigii lagu soo qaado dad tahriib u socda in Ciidamada ay amar u qabaan inay la wareegaan gaarigaasi sidii horay sharciga uga yaalay.

Puntland ayaa u aragta joojinta tahriibka deeganada Maamulkaasi inay sahleyso suggida ammaanka Magaalada Boosaaso oo falal amnidaro ay ka dhacaan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    WAA WAR NAXDINLE’ OO
    AH JAREER WEYN IYO EELAY WIIQ BAANNU RAAFAYNAA( TARXIILAYNAA) MAALKOODANA LA WAREEGAYNAA BUDHCAD DHULEEFKA BUQLEEN WAANNU KU FASAXAYNAA !!!!.

    KHADKA CAS EE GAALKACAYO DHEX MARA HA U SHEEGAAN AMARKAA MADHEERTENIA.

    @ snipers somaliland.com

    • Garbadiiri Gacan Libaax says:

      BUQLEEN BAA RIYOOTEY

      KKKKKKKKKKKJIII

      MA GAFAYAASHA SOOMAALIDA

      MA BAD XIDHANKII IYO DABAYL XAGAADII BAA SOO DEG DEG TEY

      DAMEER ABIDKII MA DOORSOOMO MAJEERTEENA

      KKKKKKKKKKKJIII WAA HALAMASH NAAGOOD

      AFKA NOOL ITAAL BARANBARO AH.
      @ haddii aanan dhulkaygoow somaliland.com

      • Waawareeyu waamaxay says:

        Naayaa anaad ii alkuneed ee ma waxaad eheed qaxbooyinka Iidoor.waayo waxaan isdhahay iska doir-diir midaan habaaran oo qaldaamada waana ku fahmay inaad qooto-qooto magac heesato taasna waxeey ku tusineesaa in qsraabkaagu badanuahay.lafohaaga ruug ha garbo diirnaane.
        @ xasuus dhafoor qiiqdii iyo edebtii handaraabka

  2. Wiil waamo says:

    INA BUCUR BACEYR CAAYDU WAA MAXAY???
    AQOONSIGAADA WAXAA GACANTA KU HAYA DAAROOD ISMAACIIL ISKA CABAAD, ISKA CAAYTAN KKKKK
    TAN KALE DHALFO DAAROOD HA KALA JECLAAN.
    MAJEERTEEN, MORGAN TUKE DHULBAHANTE GAANI MAREEXAAN IYO QAAR KALOO BADAN.
    NEVER AQOONSI




script>
Deg Deg Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo Weeraray Beesha Calamka iyo Mucaaridka Xili Nairobi Shir Adag ka Socdo
- Apr 21, 2019
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa weerar afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta mucaaradka & ...
Hogaanka Maamulada Oo Beesha caalamka u gudbiyay Dhaliilaha DF & Labo qodob oo ay ka doonayaan Caalamka,
- Apr 21, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya inay wali socdaan kulamada ...
War Deg Deg Ah Daawo:Lix Qarax Oo Ka dhacay Kaniisad iyo Khasaare Baaxad leh Oo ka dhashay.
- Apr 21, 2019
Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen ilaa 200 ...
Deg Deg::Raysal Wasaare Khayre Oo Beeniyay War laga Faafiyay,
- Apr 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre oo Wareysi siiyay Tv-ga Universal, ayaa la waydiiyay ...
Daawo:Fadeexad Hargaysa ka Soo Muuqatay
- Apr 21, 2019
magaalada Hargeysa ayaa maalmihii dambe waxa ka curtay roobabkii Gu’ga, iyadoo maalintii Jimcihii uu ...