dahabshiil

Daawo Video:Alshabab Oo Soo Bandhigtay Muaqaalka Dilal Ay ka Fulisay Muqdisho!

Alshabab Oo Soo Bandhigtay Muaqaalka Masuuliyiin ka Tirsan Dawlada Soomaaliya oo ay Dilayso

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 17)

  1. Goobe says:

    subxanallaah war waaxay sidani dadkii ma noola ilaahow ka qabo alshabab dadka walahay caloosha i wareegtay

    • MrSomali says:

      Waxan shabaab waa Masiibo umadii Somaliyed dhiigooda ku faraxalatay , waa markii ugu horeysay ee Somali aragto dad is qarxinaya ama dilaya nin masaajid ka soo baxay .. waa kuwa AMISOM inoo keenay ee ay Amisom ku doodayso somali baan kala ilaalinayaa .. waar umada sidan u dhaama si somali nabad u hesho Xamar , Muqdhisho , Banaadir waa Caasimada ugu Quruxda badan Afrika iyo hormoodka Somali ku faanto , Allow muqdisho nabad nooga dhig markaas buu dalka somali oo dhami hagaagi , waayo waayo Ma ogtihiin Magaalada Muqdishaynu joognaa https://www.youtube.com/watch?v=jIT7k6DKcNQ

  2. Yusuf says:

    Ninkan Raysal wasaare xigeenka sheegtaa fulaynimadiisa waxa uu carruurtiisa iyxaaskiisa oo aanu jaarnahay kaga tagay Hargysan dabeetana kama seedo wasmada ku dhacaysa habeen walba waayo waa naag yar oo hadana kacsi badan.

    • MrSomali says:

      koley dhaqan ma lihide .. armuu ninkaa aad sheegaysa Beri walaasha guursada .. waxa aad ka hadlayso ragu kama hadlo ee taas ogow adeer

  3. Hassan says:

    Inta xaalka Soomaaliya uu sidan yahay qofkii doona in ay Somaliya ka dhisanto xukuumad hagaagsani, waa qof riyoonaya ama doonaya in ummaddo sidaa ku dhamaato dabeetana ay Itoobiya ama Kenya dalka la wareegto. Wali madaxwayne Farmaajaha uumuu danqan dadka la sida yar-yar loo xasuuqay ee u shaqaynayay xukuumadiisa taagta daran, waayo waxa uu wali iska xidhaa oo uu ku xaragoodaa shaadhkii tuutaha ahaa ee adeerkii Afwayne mana fahamsanaa qorshaha fog ee argagixisada iyo dalalka sida hoose dhaqaalaha badan uugu caawiya waayo argagixisadu waxay u fulinaysaa danaha ay ka leeyihiin Soomaaliya xiliga dhexe ama fog. Soomaaliya waxay u baahantahay in ay qaadato go’aamo culus oo muhiim ah oo dalkan uu lagu bad-baadiyo dalkan uu gumaysan jiray Talyaanigu. 1) Mara hore waa in aqoonsadaan jamhuuriyadda Somalialnd dabeetana saddexda dal ee soomaaliyeed marka lagu daro Jabuuti keenaa talo run ah oo argagixisadn ugaadhsatay shaqaalihii, askartii, xildhibaanadii iyo madaxdii kale ee xukummadda Somaliya iyaka ama argagaxa la ugaadhsado taas oo ay sirdoonka Somalialnd u leeyihiin khibraad aad u dheer.

  4. Hassan says:

    1) Marka hore waa in ay Soomaliyaa aqoonsataa

  5. CODKA REER PUNTLAD says:

    Cabdullahi Yusuf Axmed oo degan Gaalkacyo waxs yiri:

    “Farmaajo MURTAD waaye diinta Islaamka ka tirtiri rabo Somalia”

    Amina Boqor oo ayaduna reer Bosasso ah waxa tiri:

    “Gaalkacyo ila Bosasso calanka tawxiidka leh ila laga taago waa ino dagaal kooxda federaalka”

  6. Hassan says:

    Waar aamiin dhaha in Illaahay iidankii Al-Shabaab iyo Daacish lagu dhex waso Naarta kulul ee Jahannama.

  7. Hassan says:

    Waar aamiin dhaha in Illaahay iidankii argagixisada gaaloowda ee muslinkii dhamaysay ee Al-Shabaab iyo Daacish lagu dhex waso Naarta kulul ee Jahannama, Aaaaaaaaaaaaaaaaaammmmmmmmmmmmmmmmiiiiiiiiiiiiiiin.

  8. Hassan says:

    argagixisada gaalloowday

    • LAFARUUGAAWI says:

      WAXBA
      MAAN ARAG
      SABABA JIRA AAWAGOOD

      LAAAAAAKIIIIIIN

      FAQASH WAY SII WAALATEY UUN IGA DHEH

      @ haddii aanan dhulkaygoow somaliland.com

  9. Muslimiinta Somalia says:

    Guusha yaa leh? Muslimiinta.

    Jab iyo burbur yaa leh? Gaalada federaalka sheegta iyo madaxooda murtadka ah(Farmaajo).

    • Hassan says:

      Nacdasha iyo cadhada Illaahay ha ku soo degoto adiga soo qoray waxan iyo gaalada Al-Shabaab iyo Daacish ee yuhuuddana ka sii xun ee tafsiirkii quraanka sida ay doonayaan u adeegsanaya ee beenta ka sheegaya ee yidhi, waxa uu quraanku noo fasaxay in ummadda Somaliya ee muslinka ah aanu meel walba oo ay joogaan ku dilno, marka xitaa lagu daro masaajidada ay ku tuikanayaan!!! Nabigu waxa uu xadiis ku sheegay in uu Illaahay ku amray in uu dadka la dagaalamo ilaa ay ka ashahaadanayaan. Hadaba yaa argagixisada ridoowday uugu sheekha in tafsiirka quraanku fasaxayo in muslimiinta Somaliya lagu dhex dilo masaajidada ay Illaahay uugu tukanayaan iyo meel walba oo kale oo ay ka shaqaysanayaan.

  10. Yusuf says:

    Daawo Somaliland oo la hadalka Somaliya ku xidhay labadan shardi. https://youtu.be/JG_2Pi_dPLA

  11. FAARAX says:

    Wacalyahow wacalku dhalay, adoga iyo farmaajo iyo federaalka boqol-kun nacdalood ayaa duusha uga tuuray.

    Ninka raba Somalia in shisheeye ka taliyo waa wacal.

  12. Xaaji xarrago says:

    Aad baan u canbaaraynaayaa ficilkaa foosha xun al shaydaaan ……waxaan ka naxay gaariga Wayne ee askartu ka. Buuxdo ee cadaanka ah ee miinadu LA kacday….qaylada hadana ka baxday…..runtii aad baan u badalmay..alshaydaan waxba reebi maayaane halayska celiyo




script>
Deg Deg Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo Weeraray Beesha Calamka iyo Mucaaridka Xili Nairobi Shir Adag ka Socdo
- Apr 21, 2019
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa weerar afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta mucaaradka & ...
Hogaanka Maamulada Oo Beesha caalamka u gudbiyay Dhaliilaha DF & Labo qodob oo ay ka doonayaan Caalamka,
- Apr 21, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya inay wali socdaan kulamada ...
War Deg Deg Ah Daawo:Lix Qarax Oo Ka dhacay Kaniisad iyo Khasaare Baaxad leh Oo ka dhashay.
- Apr 21, 2019
Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen ilaa 200 ...
Deg Deg::Raysal Wasaare Khayre Oo Beeniyay War laga Faafiyay,
- Apr 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre oo Wareysi siiyay Tv-ga Universal, ayaa la waydiiyay ...
Daawo:Fadeexad Hargaysa ka Soo Muuqatay
- Apr 21, 2019
magaalada Hargeysa ayaa maalmihii dambe waxa ka curtay roobabkii Gu’ga, iyadoo maalintii Jimcihii uu ...