dahabshiil

Deg Deg:Madaxweyne Cagjar Oo Weerar Ku Qaaday Tigreega,

Madaxwaynaha dawlada deegaanka Somaalida Mustafe Muxumed Cagjar ayaa shir Jaraa’id oo Afka Itobiya kubaxay, waxaa uu si Qaawan ugu weeraray Kooxdii laga adkaaday ee TPLF oo uu ku Eedeeyay inay isu diyaarinayaan inay Itobiya inteeda kale ka Go’aan.

Madaxwayne Mustaf ayaa kudooday in Kooxdaasi meel iska dhigeen kudhaqanka dastuurka dalka Itobiya waa sida uu Hadalka u dhigaye, taasi oo cadayn u ah inay diyaariyeen Qorshanayaana inay isaga Go’aan Itobiya inteeda kale waxaanu yidhi isaga oo arimahaas kahadlaya.

Maaha anaga kuwa ka Go’ay dalka intiisa kale, ma’aha aaga kuwa dambiilayaasha dawlada dhexe raadinayso diiday inay sharciga usoo dhiibeen si cadaalada loo Horgeeyo, ma’aha anaka kuwa Qaadacay sharciyada Barlamaanka iyo aqalka federationku ansixiyeen, ma’aha anaka kuwa Maalin iyo Habeen isu diyaariyaanaya inay Itobiya inteeda kale ka Go’aan, malahayga se waxay Qorshanayaan markay go,aan inaan wehel u noqono oo aysan kaligood Gu’in.”

Weerarkan oo noqonaya weerar siyaasadeedkii ugu cuslaa ee Kooxda TPLF kala kulanto madaxwayne Jigjiga Fadhiya ayaan la Ogayn Jawaabta ay kabixin doonaan, maadaama ay katirsan-yihiin wali Kooxda EPRDF ee Talada dalka Itobiya bah-wadaagta ku ah.

Madaxwayne Cagjar ayaa shirkiisa Jaraa’id siwayn isaga dhisay Hogaanka Kooxda ODP-da Oromada oo in dhowaale uu kala kulmayay culays, kuwaasi oo kusoo Abaabulay Koox uu Horboodayo Axmed Shide oo Qorshuhu ahaa inay Kar-kaarka waydaariyaan balse uu iska difaacay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Daawo Video:Muuse Biixi Oo lagu Bahdilay Addis Ababa iyo Axmed Shide Oo Soo Dhaweeyay?
- Feb 20, 2019
Waxaa magaalada Addis ababa caasimada dawlada itoobiya maanta soo gaadhay madaxweynaha maamul beeleedka snm ...
War Deg Deg Ah:Kulan kii Farmaajo Iyo Muuse Biixi Oo Fashil Ku Dhow iyo Wararkii ugu Danbeeyay+Maxaase La isku Haya!?
- Feb 20, 2019
Jabuuti{ Khaatumonews }Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo…..
- Feb 20, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi Oo Khiyaamo Halis Badan u Jilaaya shacabka SNM
- Feb 20, 2019
Waxaa maanta magaalada hargaysa ka dhoofay madaxweynaha maamul beeleedka snm muuse biixi cabdi iyo ...
Deg Deg Daawo Video:Itoobiya Qaaday Talaabo Argagax Galisay Kenya!?
- Feb 20, 2019
Dawlada Itoobiya ayaa qaaday talaabo aysan mahadin dawlada Kenya kadib khilaafkii ...