dahabshiil

Deg Deg:Maxaa Caawa Ka Socda Jigjiga?

Waxaa jigjiga caawa ka socda munaasibad balaadhan oo loogu dabaaldegayo imaatinka ciidanka Wadaniga Xopraynta ogaadeeniyaMadaxwaynaha Somali State Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa khudbad u jeediyay Ciidamada ONLf taasi oo Dardaaran iyo dhiiri galin isugu jirtay.

Geesta kalana waxaa hadal halkaasi ka soojeediyay GFudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan,

Waxaa hada socota qaybihii Dhexe ee Xafladii lagu soodhawaynayay ciidanka JWXO Iyo guud ahaan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO.

Waxaa khudbad qiimo badan soojeediyay Madaxwaynaha Somali State Mudane Mustafe Muxumed Cumar, wuxuuna madaxwaynuhu siwayn usoo dhaweeyay go’aanka Geesinimada leh ee Jabhada ONLF ay qaadatay kaas oo ah in sinabad shacabka Soomaalida Ogadenia xornimadooda lagu gaadhsiiyo.

Sidoo kale waxaa khudbad taariikhi ah Madasha kasoo jeediyay Gudoomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan, waxayna dadwaynuhu Gudoomiyaha kusoo dhaweeyeen sacab Iyo sawaxan.

Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa sheegay in hadii uu hirgaliwaayo heshiiskii ay JWXO Iyo Itoobiya uu halgankii shacabku siisocondoono qorigana laqaadi doono.

Waxaa wali Soo socda khudbado ay jeedin doonaan madax katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Xudeyfi says:

    iskuduubnanta reer ogadeniya waxa sababay farmaajo markii uu dhiibay qalbi dhagax wax ka fa iiday farmaajo reerkaas ayaa jidha

  2. mohamuud says:

    iska aamus lafdhagax waa hal qof waxa laga hadalayo maaha yac baan ku iri waad xanuunsanaysaa

  3. leopon says:

    Madaxwaynuhu haka hadlo dhulka boobku kusocdo ee laqaatay beesha ciise oo tola’ayeey kuhaysa oo dhulkoodii canfartu boobtay wax hakaqabto babili iyo mooyaale. Boobka ku socda jamhadduse xagee xoreeyay .

  4. AARKA BURCO says:

    Baroor diiqdii daarood baa ka socota baan filahayaa.kkkkkkkkkkkkkk




script>
Dawladda Somalia Oo Magaca Hodan Naaleeye Ku Bixinasa Abaalmarin,
- Jul 16, 2019
Wasaaradda Arrimaha Debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay ...
Daawo:-Cali khalif Galaydh Oo Hargaysa Ka Dhex ooynaya”Anigu Somalilander ayaan Ahay’
- Jul 15, 2019

Daawo::Markabkii Lagu Fashiliyay Ismaqiiqii Muuse Biixi Maxaa ka Soo Kordhay,
- Jul 15, 2019
Muqdisho{ Khaatumonews }Dawlada Soomaaliya ayaa Si Aan lahayn Gabasho Jilbaha dhulka ugu dhufatay Taliska ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Oo Mar Kale Handaraabtay Somaliland,
- Jul 15, 2019
Wasaaaradda diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkaan viisaha xajka lagu bixin ...
Khayre Oo Wada Qorshe Awood Midaysan Loogu samaynaayo Galmudug iyo Hirshabeelle,
- Jul 15, 2019
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta ...