600 Deg Deg:In Ka Badan Todobo Qof ku Dhimatay caasimada Faransiiska Pars! | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:In Ka Badan Todobo Qof ku Dhimatay caasimada Faransiiska Pars!

toddobo qof ayaa ku dhimatay dab ka kacay dhismo ku yaalla waqooyiga koonfureed ee magaalada Paris, sida laga soo xigtay waaxda dab damiska ee dalkaasi.

Ku dhawaad 30 qof ayaa ku dhaawacantay dabka.

Afhayeen u hadlay laanta adeega dab damiska Paris ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in laga cabsi qabo in tirada dhimashada ay sare usii kacdo maadaama dabka uu ku faafay dabaqa toddobaad ilaa siddeedaad.

Lamana garanayo waxaa dhaliyay dabka balse wuxuu xalay ka bilaawday qeybaha hoose ee dhismaha, dad badan ayaa halkaasi laga daadgureeyay.

Ku dhawaad 200 dab damiyaal ah ayaa ka qeyb qaadanaya daminta dabka, saddex kamid ah kooxaha gurmadka ayaa ku dhaawacmay dabka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Faysal Cali Waraabe”Hargaysa Gudaafad Bay Noqotay
- Jan 24, 2021

Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021