600 Deg Deg Daawo Video:Khasaaraha Dhimasho Ee Qaraxii Maanta! | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Khasaaraha Dhimasho Ee Qaraxii Maanta!

Muqdisho {Khaatumonews }Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay meel ku dhaw Dhismaha Muqdisho Mall oo ku dhaxyaala Suuqa Degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sida aan Wararka ku helnay goobta qaraxu ka dhacay ayaa aheyd meel mashquul badan oo ay ku yaaleen goobo ganacsi, waxaana halkaasi ku sugnaa dad shacab ah oo qaarkood goobtaasi u yimid dukaameysi.

Ku dhawaad 10-qof ayaa lagu soo waramayaa in qaraxa ku dhinteen halka tiro kalana ay ku dhaawacmeen, dadka ay waxyeeladu soo gaartay qaarkood ayaa la sheegay in dhismayaal kusoo dumeen.

Ciidamada amaanka ayaa baaritaano kawada goobta uu qaraxu ka dhacay, waxaana wali la ogeyn bartilmaameedka rasmiga ha ee qaraxan khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay meel ku dhagan Muqdisho Mall sidoo kale ku dhaw xarunta dowlada hoose ee Xamar.

Qaraxan ayaa kusoo aadaya xili isbuucii hore qarax isna gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay goob kaalin shidaal ah oo kutaala agagaarka Daljirka Dhasoon, waxaana qaraxasi ku dhintay shacab iyo ciidamo katirsan booliiska.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...