Daawo Video:Siyaad Barre Muxuu Reer Sool Kula Dardaarmay 1984
Socdaalkii madaxweynihii Hore soomaaliya Maxamed Siyaad Barre uu ku yimid Laascaanood sanadii 1984 ayuu meel Fagaare ah kala hadlay shacabka Reer sool.
HaLKAN KA DAAWO VIDEO
Qodobka Xiisaha leh ee aan maanta usoo qaadanay qudbadaa siyaad bare jeediyay 35 sano ka hor ayaa ahayd Mid La xidhiidha in ay ilaaliyaan Midnimada reer Sool iyo wada jirkooda!?

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.