600 Dawlada Soomaaliya Horta Dalka Inteebay Ka Xukunta? Marka laga Reebo Gobolada Maamuladu Ka Taliyan iyo Kuwa Alshabaab Ka taliyan!!! Xog Xaasaasi ah | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Dawlada Soomaaliya Horta Dalka Inteebay Ka Xukunta? Marka laga Reebo Gobolada Maamuladu Ka Taliyan iyo Kuwa Alshabaab Ka taliyan!!! Xog Xaasaasi ah

Shabakada khaatumonews waxaa ay Halkani Ku Bayaamin doonta Awooda Dawlada Soomaaliya iyo inta Ay soomaaliya Ka xukunto.

Gudaha soomaaliya waxaa ku sugan 50 kun oo askari amisom ah iyo ku dhawaad 20 kun oo dawlada soomaaliya ka amarqaata.

Todobaatanka kun ee askari iyo Taageerada Beesha caalamka ee dawlada soomaaliya Ayaan doonayna in aanu is dultaagno inta ay ka taliyaan,

Ugu horen Aan ka saaro gobolada maamuladu xukuman kadibna aan eegno inta soo hadha ee Dawladu Xukunto.

Gobol waxaa xukuma alshabab’ Bu aale iyo Degmooyin badan oo kamid ah maamulada Hirshabeele Jubaland iyo Koonfur Galbeed.

Laba Gobolna waxa xukuma Maamulka Koonfur Galbeed.Marka iyo Baydhabo,

Jubaland waxaa ay Xukunta Laba Gobol Gedo iyo Kismaayo.

Maamulka puntland waxaa uu xukuma Sadex Gobol Bari Nugaal iyo Mudug.

Galmudug waxa ay xukunta Gobol.Dhuusomareeb iyo Mudug Badh ah,

Maamulka Somaliland waxa uu gacanta ku haya in ka badan Shan gobol.Sool sanaag Togdheer Waqooyi Galbed Awdal.

 Maamulka Hirshabeelana waxa u xukuma Jowhar iyo Baladweyne ,

Isku gayn Gobolada alshabab iyo maamuladu ka taliyaan waa 17 Kalinaya waxaa Dalka Dawladu Ka xukunta xamar oo ay la ildaran tahay .

Hadaba ma la odhan kara dhamaan dawladihii dalka soomaray waxaa ay dhamaantood ku fashilmen maamulka arrimaha gudaha ee xamar oo kaliya markaan mel kale la eegin taladiisa iyo maamulkiisa.

Su aasha isweydiinta mudan ayaa ah Caasimada soomaaliya Miyaa dawlada Soomaaliya iyo  Gurmadka beesha caalamku u caga dhigi waayen kuna doonayan Amaan iyo in La dhaho Dalka dawlad ayaa ka jirta waa dawlad Gobol Xukunta Doonasana amaan iyo Bogaadin!

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA