600 DEG DEG Daawo Video::Madaxweynaha Faransiiska Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Islaamka! | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

DEG DEG Daawo Video::Madaxweynaha Faransiiska Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Islaamka!

Al-Qaahira{ Khaatumonews } madaxweynaha dalka Faransiiska ayaa weerar afka ah ku qaaday Islaamka iyo muslimiinta, xilli uu ku sugnaa wadanka Masar oo uu booqasho ku yimid.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweynaha Faransiiska Emmanul Macron wuxuu shaaca ka qaaday in wadankiisa uu la kulmay waxa uu ku tilmaamaya “Argagaxisada Islaamka”.

Macron ayaa booqasho ku yimid magaalada Al-Qaahira ee dalka Masar, waxaana la yaab leh in isagoo jooga dal islaam uu hadana ku dhiirado aflgaadadan muuqata ee ka dhanka ah Muslimiinta.

Madaxweynaha Afgembiga maamulka Masaarida Siisi ayuu kulan la qaatay, wuxuuna ku dhaliilay arimaha uu ugu yeeray Xuquuqda Insaanka, taas oo uu sheegay iney muhiim tahay ilaalinteeda.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...