600 Deg Deg Daawo sawiro:Askarta Israel oo toogasho ku dilay Falastiiniyad 16 jir ah | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo sawiro:Askarta Israel oo toogasho ku dilay Falastiiniyad 16 jir ah

Ciidamada Yuhuuda ayaa saaka toogasho ku dilay Gabar reer Falastiin ah oo la oran jirey Samah Sahir Mubarak.

Askarta Israel ayaa la sheegay inay gabadhaasi ku toogteen kontrolka Al-Zayim oo ah halka laga galo  degaanada dadka Yuhuudda sida sharci-darradda lagu dejiyey ee Bariga magaaladda barakeysan ee Qudus.

Sarkaal u hadlay ciidamada Israel ayaa sheegay inay gabadhan la toogtay, xilli iyadoo toorey wadatay ay soo carartay goob ay joogeen ciidankooda.

Samah Sahir Mubarak oo aheyd 16 jir ka soo jeeday magaaladda Ramallah ayaa la sheegay inay u geeriyootay dhaawacyadii rasaastii ay ku fureen ciidamada Yuhuuda.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Labo Nin oo Jeelka Laascaanood Lagu Kufsaday
- Jan 13, 2021
Waxaa Ka taagan magaalada Laascaanood Xarunta Gobolka sool dhacdo la yaab leh oo naxdin ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Buuhoodle iyo xaalada Oo Kacsan
- Jan 13, 2021
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Dil salka ku haya dil dhawaan Ka ...
Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay
- Jan 12, 2021
Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ...
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...