600 Deg Deg ::Xaalada Jigjiga Cakiran iyo Bandow Lagu Soo Rogay? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg ::Xaalada Jigjiga Cakiran iyo Bandow Lagu Soo Rogay?

Jigjiga{ Khaatumonews }Ugu yaraan 2 ruux ayaa ku dhimatay Saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen rabshado ka dhacay Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya.

Rabshaddaha ayaa yimid ka dib markii ay isku dhaceen Qowmiyaddaha Soomaalida iyo waliba Amxaaradda ee dalka Itoobiya.

Shir deg deg ah oo ay yeesheen Hay’addaha Ammaanka ee dowlad degaanka ayaa waxa ay ku shaaciyeen in Bandow lagu soo rogay Magaalada Jigjiga xilliyadda habeenkii ah.

Bandowga ayaa bilaabanaya 10:00 Habeenimo, waxaana xilliggaasi wixii ka dambeeyay la diiday in ay socdaan dadka iyo waliba gaadiidka si loo adkeeyo Ammaanka Nabadgaliyadda Magaalada Jigjiga.

Cabdullaahi Maxamed Cabdi oo ah ku xigeenka Madaxa Nabadgaliyadda iyo Caddaaladda degaanka ayaa warbaahinta u sheegay in mamnuucay in shirar aysan ogeyn dowladda ay isugu yimadaan dadka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Alshabab Qabsatay Deegaano Cusub,
- Jan 21, 2021
Wararka aan caawa ka heleyno deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in ...
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...