600 Deg Deg Daawo:Shir Garoowe Uga Furmay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Maamulada? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Shir Garoowe Uga Furmay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Maamulada?

Garoowe{Khaatumonews}Wararka aan ka heleyno magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka socdo kulan xasaasi ah ay leeyihiin Madaxweynaha Dowlada federaalka iyo Madaxda maamul goboleedyada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kulanka labada dhinac u socda waxaa soo qaban qaabiyay Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, kulanka ayaana looga hadlayaa sidii xal looga gaari lahaa khilaafka dowlada federaalka iyo Maamul goboleedyada.

Sida aan wararka ku heleyno kulanka ayaa ah mid albaabada u xiran yihiin, waxaana goob joog ka ah Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda kale ee maamul goboleedyada, Madaxdii hore ee Soomaaliya iyo xubno kale.

Madaxweynaha Puntland oo hal meel isugu keenay Madaxweynaha Soomaaliya iyo qaar kamid ah Madaxda maamul goboleedyada oo siyaasad ahaan iska soo horjeeday ayaa hadana doonaya in xal siyaasadeed iyo heshiis ku dhameeyo khilaafka taagan.

Khudbadihii xalay inta badan ka jeediyeen Madaxda maamul goboleedyada iyo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu dalbanayay in la isku tanaasulo xalna laga gaaro khilaafka u dhaxeeya dowlada Federaalka iyo Madaxda maamul goboleedyada

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Buuhoodle iyo xaalada Oo Kacsan
- Jan 13, 2021
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Dil salka ku haya dil dhawaan Ka ...
Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay
- Jan 12, 2021
Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ...
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...