DAAWO:Maxaa ka Jira Dhaliisha Dhalinta Sool Dusha Usaaren Khaatumonews.com
Waxay Hayada SVO soo Gabogabaysay Siminar ama Tababar ku sabsan Nabada oo ay Hayada SVO u qabatay Dhalinyarada Labadii beeliod ee Colaadu ku dhexmartay Konfurta Gobalka Sool Nabaddu,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hadaba Qaar kamid ah Dhalinta Ayaa shabakada Khaatumonews.com ku eedeeyay In Ay Colaada Lug Ku Lahayd Taaso Dhalintu ku duren Wargayska Madasha nabada Ee maanta.
Hadaba Maamulka iyo Shaqaalaha Khaatumonews.com waxaa ay Soo Dhaweynayaan dhaliisha dhalinta waxaana ay ku wargalinaayan dhainta in markasta wargaysku diyaar u yahay nabada iyo midnimada reer Khaatumo.

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.