600 Daawo:Daacish oo soo bandhigtay Magacyada & qabiilada dagaalyahano kaga dhintay Soomaaliya | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo:Daacish oo soo bandhigtay Magacyada & qabiilada dagaalyahano kaga dhintay Soomaaliya

Kooxda Daacish ayaa soo bandhigtay sawirada shaqsiyaad Soomaali ah oo kaga dhintay dagaalada ay ka wadaan dalka Soomaaliya, kuwaasi oo kasoo muuqday muuqaalo ay baahiyeen Daacish.

Wargeyska Long Street Journal ayaa sidoo kale baahiyay magacyada iyo qabiilada dadka Soomaaliyeed ee ku dhintay dagaalka Daacish, waxaana badankood ay ku dhinteen dagaalka ay la galeen Al shabaab.

Dadka magacyadooda iyo qabiiladooda lasoo bandhiyay ayaa kala ah Soomaali Canadian, kuwo kasoo jeeda Jabuuti iyo ruux kasoo jeeda deegaanka Soomaalida Ethiopia, sida lagu sheegay warbixinta.

Dadka badan ee lasoo bandhigay magacyadooda ayaa qabiil ahaan kasoo jeeda Soomaaliya, halka kuwa kalana ay kasoo jeedaan dalalka deriska la  ah Soomaaliya.

Dadka qabiiladooda lasoo bandhigay ayaa u dhashay beelaha kala ah Majeerteen, Leelkase, Sheeqaal Abgaal, Mareexaan, Raxanweyn, Gaaljecel, Xawaadle iyo Maxamuud Saleebaan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...