dahabshiil

Deg Deg Daawo:Qarax Gaadhi Oo Ka dhacay muqdisho?

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Taleex ee Wadada Maka Al Mukarama, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo qaraxa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wararka ayaa sheegaya in gaariga qarxay la dhigay wadada dhinaceeda, gaar ahaan afaafka hore ee Primeir Bank oo ku yaalla agagaarka Taleex

Gaariga qarxay ayaa ahaa gaariga loo yaqaano Qooqan ama Pick Up ee ay ciidamada dhinaca dambe ka saaran yihiin.

Ma cadda weli in qaraxa uu ahaa mid lagu xiray iyo in gaariga laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa oo sababay in isu socodka wadada uu hakad galo, waxaana goobta xiray ciidamada ammaanka, waxaa la damiyay dabkii ka holcayay gaariga.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. SIIKAAWI says:

    Waaa taa Amisom qaraxa ayadu toos dabada uga wado waayo $5000 ayay bishi qaatan sida aan maqlay




script>
War Deg Deg Ah:Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Muqdisho.
- Apr 17, 2019
Waxaa daqiiqado yar kahor qarax xoogan uu ka dhacay isgooska dabka ee magaalada Muqdisho, ...
Yaa Ku xidhan Xabsiga Lagu Xidhay Ex Madaxweyne Al Bashiir
- Apr 17, 2019
Madaxweynihii xukunka xooga looga tuuray ee dalka Sudan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa lagu ...
Daawo:Damaca Muuse Biixi Ee Saraha Taleex
- Apr 17, 2019
Muuse Biixi Cabdi oo maanta booqday deegaanka laas-geel oo kamid ah dhulka leh astamaha ...
Deg Deg Daawo:Qarax Ka dhacay Muqdisho,
- Apr 17, 2019
Qarax Gaari hoosta looga soo xiray ayaa barqonimadii maanta ka dhacay laamiga Maka Al ...
Daawo Video:- Riwaayad Cusub 2019 | Saaxiibo Badan | Qosolkii Aduunka.
- Apr 17, 2019
HALKAN KA DAAWO VEDIO https://youtu.be/dUux8i4e_rw SUBSCRIBE QARAN MEDIA Kusoo Biir.