600 Deg Deg Daawo Sawiro:Axmed Madoobe Oo Kenya Ka Helay Hub iyo Gadiid dagaal iyo Dhoolatuska Dhoobey? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Sawiro:Axmed Madoobe Oo Kenya Ka Helay Hub iyo Gadiid dagaal iyo Dhoolatuska Dhoobey?

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa abaabul ciidan kawada degmada Dhoobley ee gobolka Jubadda Hoose uu maalmahan booqasho ku joogo.

HALKAN KA DAAAWO VIDEO

Axmed Madoobe ayaa booqday xero ciidanka daraawiishta maamulka Jubbaland ku leeyihiin degmada Dhoobley, waxa uuna halkaasi kula kulmay saraakiisha iyo ciidanka kala duwan ee xeradaasi ku xareesan.

Madaxweynaha Jubbaland oo la hadlay ciidanka ku sugan Dhoobley ayaa  sheegay in howlgalka xoraynta degaanada maqan ay diyaar u yihiin oo dhaqaaq uu sugayo, wuxuuna cadeeyay in howlgalka dhawaan bilaabanayo.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in markan ciidankooda diyaar u yihiin in ay dagaal galaan kana xureeyaan Al Shabaab deegaanada iyo degmooyinka ay ka joogaan gobolka Jubada Dhaxe,.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa maalmahan booqasho ku joogay Degmooyinka Afmadoow iyo Dhoobley, waxa uuna degmooinkaasi Axmed Madoobe kawaday abaabul dagaal oo ka dhan ah Al Shabaab.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo::Puntland Oo Soo Bandhigtay Ciidankii Dib u Qabsan Lahaa Sool,
- Jan 17, 2021
Xukumadda Madaxweyne Siciid Deni ayaa Labadi Sane ugu danbysay waday Qorshaha dhisme ciidan ...
Daawo Somaliland oo bilowday si hoose inay u dhacdo guryaha qurbajooga SSC ee laascaanood
- Jan 17, 2021
Daawo Somaliland oo bilowday si hoose inay u dhacdo guryaha qurbajooga SSC ee laascaanood
Deg Deg Daawo:Cali Mahdi oo Ka Digay Halis dhici karta Hadii Lagaadho 8 February,
- Jan 17, 2021
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga ...
Deg Deg:Itoobiya Oo wefti Culus usoo Dirtay Buuhoodle.
- Jan 17, 2021
Wafti ka socda Dawlad deegaanka somalida oo ka Qayb lixaad leh ka Qaatay Nabadta ...
Deg Deg Daawo Xildhibaan Mahad Salaad Oo Dhaliil Kulul Uu Jeediye Farmaajo
- Jan 17, 2021
https://www.youtube.com/watch?v=hPrCNCYuPSE