600 Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Bisha Labaad Wadnaha Farta Ku Haya? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Bisha Labaad Wadnaha Farta Ku Haya?

Xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa waxa ay maanta ku dhawaaqeen wakhtiga la qabanayo shirweynaha golaha dhexe Ee xisbigaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xisbiga KULMIYE ayaa sheegay in 23 bisha Labaad ee sannadkan 2019-ka ay qabanayaan shirkoodii golaha dhexe.

Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa ay sheegeen in uu ka dhacaayo shirkaasi.

Shirkan ayaa waxa la filayaa in lagu dooran doono hoggaanka cusub ee shanta sanno ee soo socota.

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa hore ka digay in shirka xisbiga KULMIYE la geeyo magaalada Boorama, waxaanu ku taliyay in haddii aan la doonayn in xisbigaas la baabiiyo shirkiisa lagu qabto magaalada Hargeysa ee caasimadda ah.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021

DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021