600 Magacyada Soomaali ku geeriyootay weerarkii ka dhacay Nairobi | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Magacyada Soomaali ku geeriyootay weerarkii ka dhacay Nairobi

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar shalay gelinkii dambe ka dhacay Hotelka Dusir2 ee xaafadda Westland ee magaalada Nairobi, kaasi oo Al Shabaab ay sheegteen masuuliyadiisa.

Weerarkii ka dhacay hotelka ku yaala xaafadda Westland ayaa la sheegay in dad Soomaaliyeed ay ku jireen dadkii ku dhintay weerarka, waxaana ilaa iyo hadda la xaqiijiyay labo ruux oo Soomaali ah.

Warar la helayo ayaa waxa ay sheegayaan inay weerarkaas ku geeriyoodeen laba Nin oo Soomaali ah ah oo wada dhashay, kuwaas oo Magacyacdooda lagu sheegay Feysal Daahir iyo Cabdalla Daahir.

Inkasta oo dowladda Kenya ay sheegtay in laamaha ammaanka ay la wareegeen dhismaha la weeraray ayaa haddana waxaa goobta laga maqlaya dhawaaqa qaraxyo iyo rasaas.

Kenya ayaa sheegtay in weerarkaasi ay ku dhinteen 15 ruux oo 11 kamid ah ay Kenyan yihiin, laakiin Al Shabaab waxay sheegeen inay ku dileen 50 ruux.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay
- Jan 12, 2021
Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ...
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...
Deg Deg::Alshabaab Oo soo Saartay Amar ka Dhan ah Madaxda Puntland
- Jan 11, 2021
Af-hayeenka ururka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage, oo loo yaqaan Cali Dheere, ayaa cod laga ...