600 Deg Deg:Qarax Hada Gilgilay Muqdisho Xili Farmaajo Ku Dhaanto Tumanaayo Baydhabo& faahfaahino ka soo baxaya | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Qarax Hada Gilgilay Muqdisho Xili Farmaajo Ku Dhaanto Tumanaayo Baydhabo& faahfaahino ka soo baxaya

Gaari waxyaabo qarxa lagu soo xiray ayaa gor dhow ku qarxay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhexeysa hotelka Karmel iyo isgoyska Banaadir, iyadoo jugta qaraxan laga maqlay meelo badan.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in gaarigan uu ahaa nooca ay Soomaalidu u taqaano qooqan, wuxuuna socday wadada xiliga uu qaraxa qabsanayey.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa ka dib uu gaarigu qabsaday dab xoog leh, waxaana ka baxaya qaac iyo olol xoog leh, gaadiidkii wadadaas marayey ayaana joogsaday.

Lama oga illaa hadda khasaaraha ka dhashay weerarkan iyo qofka watay gaarigaas ee qaraxa loogu soo xiray, ciidamada amaanka oo halkaas gaaray ayaana wada baaritaano

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...