600 Deg Deg:Puntland Oo Xayiraad Saartay Sarkaal Warbaahinta Dawlada Soomaaliya Ka Socda? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Puntland Oo Xayiraad Saartay Sarkaal Warbaahinta Dawlada Soomaaliya Ka Socda?

Wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa ku war-gelisay suxufiga lagu magacaabo Cumar Faaruuq Cismaan in uusan wax shir ah ama tababar ah ku qaban karin magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda oo uu ku saxiixanyahay Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) wasiirka wasaaraddaasi ayaa lagu sheegay in Cumar Faaruuq uusan ogolaansho ka haysan dowladda Puntland sidaasi darteedna qaban karin wax shir ama tababar ah.

Mudane Faaruuq oo sheegta in uu yahay xoghayaha ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSEJ ayaa shalay soo gaaray magaalada Garoowe waxaana maanta sawirradiisa lagu arkay Facebook-ga isaga oo Garoowe la fadhiya dhowr qof oo saaxiibadiis lagu sheegay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021

DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021