600 Daawo sawiro:Nin Cadaan Ah Oo Warbaahinta Dunida Hadal Heyso Kadib Weerarkii Nairobi Uu Sameeyey Arin Lama Filaan Ah | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo sawiro:Nin Cadaan Ah Oo Warbaahinta Dunida Hadal Heyso Kadib Weerarkii Nairobi Uu Sameeyey Arin Lama Filaan Ah

Warbaahinta Dalka Kenya iyo Kuwa Caalamiga ah ayaa aad u hadal haya Nin Cadaan Ah Oo Bad baadin usameenayey Muwaadiniinta Dalkaas iyo Dadka kale Eek u xanibnaa Hoteelka Dusit 2 Ee Shalay la weeraray ilaa Saakana laga dhex dagaalamayo.

Ninkaan Cadaanka ah ayaa bistoolad gacanta kusitay Sawiro laga qaadayna waxa uu muujiyey geesinimo dheeraad ah isagoo dadka Kenyaanka ah ay mahad celin usoo dhigayaan dhambaalo Baraha Bulshada.

Waxa lagu magacaabaa ninkani Inayat Kassam kaas oo sidoo kale la xasuusto Weerarkii Suuqa Westgate Ee Nairobi 2013 ay Al Shabaab ku qaadeen sidaan oo kale dadka ubad baadinayey.

Waxaa da’ahaan lagu sheegay 45 ilaa 60 jir waxaana uu helay taageero badan oo Shicibka Kenyaanka ah islamarkaana ku tilmaameen insaani in lagu daydo mudan.

Mr Inyat waxa uu yahay agaasimaha shirkad lagu magacaabo Scorpio Africa oo Amniga ka shaqeyso fadhigeeduna yahay Magaalada Nairobi,waxa uu dhiigiisa uhuraa xilliyadaan oo kale sidii uu ucaawin lahaa dadka biri magoydada ah ee Goobahaas ku xayirma.

Shan sano kadib ayey dadka soo xasuusteen sida uu Inyat mar kale dhiigiisa iyo dheecaankiisa ku caawiyey Muwaadiniinta Waddanka Kenya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021

DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021