600 Deg Deg Daawo sawiro:Dahabkii ugu Badnaa oo laga Mid kamid Gobolada SSC | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo sawiro:Dahabkii ugu Badnaa oo laga Mid kamid Gobolada SSC

Ceerigaabo{khaatumonews}Shirkado dadka deegaanka ay leeyihiin ayaa Dahab kasoo saaray buuraha gobolka Sanaag, waxaana muuqata in dahab badan uu ku jiro buuraha qaar, kadib sahan la sameeyay.

Wararka aan ka heleyno buuraha Cirshiida Dhicir iyo Buurta Ceel Dibir, ayaa sheegaya in shirkado ay leeyihiin dad Soomaaliyeed ay ka heleen halkaasi dahab looca loo yaqaan NEGED.

Shirkadaha Soomaalida ay leeyihiin ayaa halkaasi geeyay qalab kala duwan iyaga oo doonaya inay ka faa’ideystaan soo saarista dahabka, waxaana ay sheegeen inay wadaan baaritaano dheeri ah.

Masuuliyiinta shirkadaha ayaa sheegay in haddii ay ku guuleystaan baaritaanka dahabka islamarkaana ay u iib geeyaan caalamka, inay mashaariic horumarineed ka fulin doonaan Deegaanka.

Waxay sheegeen in dhaqaalaha ka yimaada dahabka ay ku celin doonaan deegaanada laga helay, iyaga oo ka taageeraya dhanka caafimaadka waxbarashada iyo horumarinta deegaanka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay
- Jan 12, 2021
Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ...
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...
Deg Deg::Alshabaab Oo soo Saartay Amar ka Dhan ah Madaxda Puntland
- Jan 11, 2021
Af-hayeenka ururka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage, oo loo yaqaan Cali Dheere, ayaa cod laga ...