dahabshiil

Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya Oo Maanta Kulan Xasaasi Ah Yeelanaya.

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu waddaa in maanta oo Isniin ah kulan xasaasi ah ku yeeshaan xaruntooda magaalada Muqdisho, iyaga oo ka dooddi doona wax ka badalka xeerka Bangiga.

Arrintan ayaa dood adag ka dhax abuurtay mushtamaca Soomaaliyeed kaddib uu soo baxay war ku saabsan in sababta wax ka badalka loogu sameynayo xeerka Bangiga uu yahay sidii qof Ajnabi ah loogu dhiibi lahaa guddoonka sare ee Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Xildhibaannada qaarkood, Aqooyahanno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada oo arintan ka hadlay ayaa sheegay in wax laga xumaado tahay qorshaha wax ka badalka xeerka Bangiga dhexe ee Soomaaliya, iyadoo ay sababtu tahay sidii qof Ajnabi ah uu u maamuli lahaa Bangiga.

Prof Yaxye Sheekh Caamir oo ka mid ah aqooyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay in caqabado aan hadda laga fiirsan lagala kulmi doono haddii qof ajnabi ah loo dhiibo Bangiga, gaar ahaan waxaa uu sheegay in qofka hadda lagu waddo uusan aqoon u laheyn maamulka Dhaqaallaha isaga oo bartay ayuu yidhi dhaqaalaha beeraha oo ah ayuu yidhi qeyb kooban oo ka mid ah cilmiga Dhaqaalaha.

Lama oga sida uu xildhibaannada Golaha Shacabku u wajihi doonaan marka la hor geeyo ajandaha wax ka badalka xeerka Bangiga iyo doodda arintan ku saabsan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Saylici says:

    Faqash faqash

    Ma
    Ajaanib baa u hadhay sawta 2019 ka Dayaxa la degay cid Waliba addoonsato!!.

    Faqasheey caqli la’

    Car is xoreeya oo qayrkiin iyo adduunyada wax la qaybsada.

    Hamage savage ilma faqashuun iga dheh uurkii Hooyadoodna lagu addoonsan jirey

    Miyay
    Ka
    Bukaan?.

    @ horumarka somaliland
    .com

  2. Lafaruugaawi says:

    Waraa ilma faqash
    Qaylada iyo buuqa ka yareeya baraaka xaar lo’aad mundulka XAARMAAJO wuu hurdoohaaye.

    @ Somalia mooshin.com

    • Garbadiiri Gacan Libaax says:

      Kkkkkkkkjiji

      Genarale

      Faqash
      Hubka ka yaree
      Kkmkkkkkkjii

      Waar nin yahaw maxaad faqash ku takhasustey mooshin mooshin!!!!

      Really kuwani waa maxaan cunaa iyo ciiddaa ka dhereg waaba mafia qarsoon.

      @ mooshin Somalia vs somaliland.com




script>
Deg Deg:Digniin Loo Diray Shacabka Muqdisho.
- Mar 24, 2019
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid faraha kasii baxaya mudooyinkii ugu dambeeyay, waxaana ...
Deg Deg:Axmed Madoobe Magacaabay Guddiga Doorashada Jubaland iyo Tiradda Xubbnaha +Magacyadooda.
- Mar 24, 2019
Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha ...
Deg Deg: Ciidamada dowladda oo sii daayay SARKAAL sare oo Al-Shabaab ah
- Mar 24, 2019
Ciidamo ka tirsan Guutada 14-ka Octoobar ayaa sii daayey sarkaal sare oo ka tirsan ...
Deg Deg Daawo:Somaliland Sir Culus Oo La Qarxiyay.
- Mar 23, 2019
Warbaahinta Hargaysa ayaa dabagal xoogan ku samaysay shaqaalaha iyo xubanaha Ka soo jeeda Deegaanka ...
DAAWO::Odayaasha Gobalka Awdal Oo Hanjabaad Udiray Muuse Biixi Kuna Baaqay Dagaal.
- Mar 23, 2019
Odayaasha waxgarad deegaanka Borama ayaa Digniin Culus u Diray Hogaamiyaha maamulka SNM Muuse ...