dahabshiil

DAAWO VIDEO::-Shacabka Muqdisho Oo yidhi ‘Farmaajo waxaa Uu KU Qiraya Somalida inay Tuugo yihiin.

Shacabka Muqdisho ayaa ka hadlay Go aankii maanta Barlamaanka soomaaliya ku meel mariyen Xeerkii Dhigaayay in Baanka dhexe soomaaliya loo dhiibo nin ajaanabi ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qaar kamid ah shacabka muqdisho waxaa ay sheegen in aan Baahi loo qabin ajaanib sidoo kale ay muujinaso go aankani in soomaalida isku qiraayso in aysan ahayn dad is aamini kara una baahday dad kale.

Ugu Danbayn Shacabka caasimada soomaaliya waxaa ay ku tilmaamen dawlada soomaaliya mid dagdag badan kuna dagdagta go’aanada masiiriga ah.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Eng Faisal Hassan says:

    Waa run,somaalidu 90% waa tuug.
    Saddexda calamadood ee munaafaqa lagu sheegay somaali yaa ku sifowday,hadduu hadlo been buu sheegi,haddaad aamintid wuuku khiyaami, haddaad labalantid ma fulinayo balantii. و بالله توفيق

  2. Daacad says:

    Waxeynu ognahey in askar ajenbi ah ay dowladda illaaliyaan ,waxeynu ognahey in dowladda somaaliya aaney caqli iyo fikradee ku shaqeeyn,maantana waxay yidhaahdeen baanka iyo lacagta wadanka ajenebi hanoo maamulo.
    .
    Mar hadaaney Somaali isku talin karin waxna keligood qabsan Karin.
    Kuwa ka tashey ee 30 ismaamulaayey ee nabad iyo caano kuwada nool.
    Maxaa loo leeyahey waa soomaali diid iyo keligiin ma istaagi kartaan?




script>
Deg Deg Daawo:Qarax Gaadhi Oo Ka dhacay muqdisho?
- Jan 23, 2019
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Taleex ee Wadada Maka Al ...
DAAWO VIDEO:Fursad Mise Damaashaad Weeye Caleemo Saarka Madaxda Puntland
- Jan 23, 2019
Shabakada Khaatumonews.com waxaa ay halkan idiin Kusoo gudbinaysa Muqaal xaasaasi Ah oo laga ...
Maxamed Kaahin iyo Muuse Biixi Oo Madaxa Is kula jira?
- Jan 23, 2019
Xogta Khaatumonews.com Helayso ayaa Sheegaysa in khilaaf Culus ka dhex taagan yahay Wasirka ...
Ethiopia Oo Xabsiga Dhigtay Wasiir
- Jan 23, 2019
Wasiir hore oo ka tirsaan dowladda Itoobiya ayaa xabsiga la dhigay kaddib markii ...
Deg Deg:Madaxweyne Cagjar culus Xoogan Dareemaya?
- Jan 23, 2019
Jigjiga{khaatumonews}Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee caasimada maamulka Soomaalida ayaa sheegaya in halkaasi laga ...