dahabshiil

Daawo Video:Dood Kulul Madaxweynaha Cusub EE Puntland.

London{Khaatumonews} Ma hal abuur siyaasadeed oo cusub buu la imaan karaa mise siyaasadihii horey loogu dhaqmi jiray ayuu ku soconayaa madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni? Waa qodobkeena dooda Khamiista. ee bbc.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 13)

  1. Guulwade says:

    Aqoonyahan baan ahay dhulka harti waa somaliland. Horta naloo sheegay in somaliya taghay qabiilo gobal walba reer leeyahay tankake burco waa puntland waa in layiraahdo wa inay ogolaaadan burco tahay maamulkatirSan puntland. Islama yaaban Markay leeyihiin dhulbahante goormuu idoor noqday aqoonyahan. Halkaa kawada. Marka idoorka laxanuujiyo. Waa la ixasuuqay ha oranina ciyaar darood harti xuduud inad u samaysaan. Waa riyo waxbadan dhibka waa jirayaa oo xuduuda beenta aad muslimiinta. Usheegay saan culimadii a iyo taani. Baa kajaanis doona khasaara ha aad la doonayaan dhulbahante oo aad rabtaan inaad harti kalajar taan dadka kama caqli badninidin madaxweynaha cusub asxaan oiyo baryo. Hakasugina. Karash umalayn maayo lascaano inaad kahor istaagi doontaan. Mustaqbalka. Inshaaalaah.

    • Shire says:

      QOYS-LAND (Maxamuud Salebaan-land)

      Beelaha GOBOLKA BARI hadi aan nahay waa ka baxnay Qoys-Land. Magaalada iyo dekada Bosasso dadki laha ayaa maamulanahaya.

  2. Guulwade says:

    Idoor nabad marabaan. Waxay rabaan dhul dad degaan aysan lahayn. Majeer teen ka dhulbahante warsangali. Wali .waxay aaminsanyihiin inay haday laayaan askarta idoor inay 29 sano oo kale waa naladilay xasuuqay waxaan hubaa. Hadii harti wareer qaado in cabaadka. Layeedha jegaanta. Ilaa hargaysa maxaa nagu watay ay kadhici ee Aan sugno ciidamada harti. Markay gumadaan. Cidanka idoir ee lascaano gobalka sool looga mara wayay. Waxay ilaaween dhibatada dagaal adoo hore ee ay lagala jireen. Dawladii kacaankii xoogaa way nasteen waxayna keeneen inay kuwa dhulbahante soo adeegsadaan. NOO hadla. An majeerteen dhulbahante warsangali aan gun kadhignee. Si ay dhulkooda u qaataan. Oo iyaga laandhere is moodeen waxaase arko doontaan iyagoo tv kacalaacalaysaan. Jegaanta oo hargaysa iyo burco log eryay. Umalayn maayo inay dawlad noqonayaan la citiraafi waayo 77 jigjiga caalamka diiday. Saa waa iyagoo 200km dega juquraafiga. Waxay rabaan dhulbalaasi cad .waxaase layaableh kuwa diunta. Ee ay dhagaystaan oo aron wayay. Hadiina jeclayn somali iskadaya dhulbahante rabaayad ma noqde .dagaalka waligii waa soconayaa. Waa la ogyahay waxay somali unaceen waa darood.idoor darood majecla. Waligeed na dagaalka waa jiray Waaba hada oo dhulbahante ay xoog kuhaystaan. Waxaan b filaya riyada ay ku riyooda en. Waa ga kubaryi doona.

  3. mohamuud says:

    burco waa gobol katirsan puntland waa hadii ssc aad tiraahdo waa snm

  4. Guulwade says:

    Gabay waa soo socda .layiraahdo. wuxuushta hargaysa iyo burco miyaa sool iga qaaday.gaas iyo cameey baa cidla dhigay curadadoodiiye. Wax waliba tariikh bay leeyihiin dunida aanjoonaaye. Kacaankii nimanka diiday miyaa horgalada NOO keenay. DANI IYO KARASH WAA INAAN SUGNAA GALABA WAA CAYNE.

  5. abdiman says:

    HH every one

    Waxaan layaabaa dadkan faalada Halkan kabixiya gaar aha an kuwa iska dhiga in ay ukala doonaya an somaliland; puntland; rear sool; isaaq; am a harti.
    Qofka sha siyaad lihi kuma six ir ggoonsto siyaasad yar oo maalmo socot a dadku waa wada ehel qaraabo iyo asaxaab. .

    Example anigu reer hargaysaay ahay mana jecli nacaybka dad kan comment ka bixiyaa afuufaan … si akhlaa qle oo hufan usheekaysta

  6. Baharsame ali khalif says:

    Dhulbahante iska amuusa idiinko raliyaa. Cali ciise ba beryhaan odhaan nagu faanesen marku hal cod helle weliba gabaadh jama siyaad u cod ka heele hadaana hal ayu ku waaye raagi dhulbhaante meesha jooge weli waad hadlaysaan miiya. Waar xishooda please. Iska amuusa wixi siyasaad ah anaaga no daaya.

  7. Guulwade says:

    Puntland waxaa nabada udiidan. Qabiilka kadooduulay. Hargaysa iyo burco. 1 waa in gobalka nugaal sool iyo sanaag kasaaraan dhulka ay qabiil ahaanta ku qabsadeen. 2 gobalka bari waa inay ciidan shacab culumo. Soo qa qabtaan. Daacista. Hadii labadaas kahelo puntland waa nabad waayo waa laba cadaw oo midna shaadhqabiilawata. Midna shaadhbeena oo buuraha sida dadqal kasoo baxa. Waxaase xun midka. Markaad dagaal lagasho. Daacis ku dhabarjabiyaan ogaada. Jegaanta in daacis joogto bari way kufarxaan waayo sool bay rabaan inay kubadbadaan oo haystaan. Waliba waxay aaminsanyihiin jegaanta inay awooda puntland wiiqaan qabil ahaan oo dhulka sheegtaan muda sheer oo markaas loo daayo ayna masaraxyada siyasada sheegtaan anagaa leh waayo kuwa lajooga mafahmaan siyaasada dagaal ee muda dheer ka dhaxaysa idoor iyo darood colaad dheer oo ragooda wawayn wali ay kutamayaaninay daroodka. Kalaqaybiyaan way ogyihiin hadii xuduudaha burco lagu celiyao waxay yeelanayaan dhul yar oo iyaga ay walI good joogi jireen. Waxay aaminsanyihiin inay harti kalajar aan. Laakiin daacis waxaa soo qa qabankara rer bariga kaliya kuwa awood leh aha. Iswaydiiyaan sababta daacis utagI wayday hargaysa iyo burco waayo iyagaa abada kariixaya. Marwalba.

  8. abdiman says:

    Hi there,

    Oo markaad leeway burco iyo hargaysa away Degan yihiin keliya isaaq ..saw ku wan ceerigaabo weligood ilaa gum ay stay a ashii ilaa siyaad bare ilaa maanta maayprka ka ah

    Sool cannabi mi yaanan y degmada ugu population ka badan ahayn ? Mataqaan inta ka ca days a

    sawkii sha lay isaaq isku dilayay gobolka sanaag gudi hi is a …

    lanasoco meesha somalyoo dhan ugu mu hiimasan waa berbera
    From say lac ilaa ceerigaabo udubku wuu xiii dhan yay

    xaqiiqo in lagu moola daa ayaa mu hiimasan

    Isaaq gudi hii sa iskuma dileen sa naag hadii awood kawayni go book a jirto

    • Libaax Ciije says:

      KKMKKKKKKKKKK
      Abdi rahmaan
      Diinta qabiilka ciyaarta ka jooji oo Somaliland Republic waa Qarane la qabso.Haddaad qabiil ka hadlaysana Majeerteen wareerey maganso.
      Allah maxaad is yeel yeelaysaa Si qof aan af Somali qori aqoon .

      Yaad ka cabsanhooneeysaa ma faqash Mise Somaliland Republic

      Fikirkaaga iyo qoritaankaaga xor u noqo Faqash A K 47 kuguma haysee.

      @ buurdhaab.com

  9. Warsame says:

    Waxano dood maaha BBC wax jira maaha marhaday labadan doqon ay casuumeen

  10. abdiman says:

    Libaax ciije

    Oo maxaad igu gashay

    Maad fahmin qoraal kay ga

    Thank yu




script>
Deg Deg:Madaxweyne Mustafe Cagjar oo loogu baaqay in uu is casilo
- Mar 24, 2019
Jigjiga{ Khaatumonews }Waxaa soo baxay Siyaasiyiin dhaliilsan siyaasada uu Madaxweyne Mustafe Cagjar ku hoggaamiyo ...
Deg Deg:Digniin Loo Diray Shacabka Muqdisho.
- Mar 24, 2019
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid faraha kasii baxaya mudooyinkii ugu dambeeyay, waxaana ...
Deg Deg:Axmed Madoobe Magacaabay Guddiga Doorashada Jubaland iyo Tiradda Xubbnaha +Magacyadooda.
- Mar 24, 2019
Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha ...
Deg Deg: Ciidamada dowladda oo sii daayay SARKAAL sare oo Al-Shabaab ah
- Mar 24, 2019
Ciidamo ka tirsan Guutada 14-ka Octoobar ayaa sii daayey sarkaal sare oo ka tirsan ...
Deg Deg Daawo:Somaliland Sir Culus Oo La Qarxiyay.
- Mar 23, 2019
Warbaahinta Hargaysa ayaa dabagal xoogan ku samaysay shaqaalaha iyo xubanaha Ka soo jeeda Deegaanka ...