dahabshiil

Deg Deg:Fahiima Quunje’Kuwa aan Kamid ahay Ee Hargaysa Jooga Kolay Cali Ciise Wuu Dhaaman’

Fahiima Yuusuf Quunje oo kamid ah Xisiba Wadani ee Maamulka somaliland Ahna haweenay ka soo Jeeda Gobolka Sool ayaa Ka Hadashay Guuldaradii Garoowe Dr Cali Ciise Cabdi.

Xildhibaan Fahiimo ku sugan Hargaysa oo ka hadlaysa Doorashadii shalay Cali Ciise Cabdi ayaa tidhi’ ”Cali ciise cabdi haduu dhacay iyo haduu soo baxay ba tolkiibuu lajooga waxba yaan lagusoo halqabsan xagla toosiya isaaq codka helay muuse bixii waakii laha bari dhulba inaga jire dad inagama jiro Cali ciise cabdi nin walba kanasiib badan saa tolkibabu dhexjoga kuwan tolna lajoogin codna helin buu dhama mida kale Cali ciise cabdi waaninka sadexad ee soomali ugu lacagta badan lakiin diyar umuusan ahayn inuu lalush kunoqdo madaxwayne boowe haybtu waa lama tabtan cali tolkiisu lajoga Somalind kuwa joga aan kamid ka ahay sharaf kuma haystan kuman qaban malin walbana waa faqash iyo awoowa yashiin banu bacsan jirnay ayay naga dul leeyihin rer dawlad manoqdo

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. Halgan says:

    Dumarka goalka sool waa kacaqlibadan yihiin ragooda way ogyihiin in xoog lagu haysto oo dhulka ay rabaan jegaanta. Laakiin kuwa putland jooga. Diyaar uma aha inay xoreeyaan. Waxay kador Biden inay doorasho ku galaan. Hartiga. Waa inay go oaan kaqataan gobolka sool in la xoreeyo ama jegaanta yoocada yimadaan oo halkass awooda harti lawiqo mustaqbalka dhaw. Dani baa ladooetay. Asad baa wayay. Gaas baa dayacay. Faroole laga qabsaday wax ma sheegto. Musa hamalyo diray faysal baa amany dani. Taani baa tukaraq jooga gabardhulahanta hadashay waxas oo dhan waa hadal. Harti is xoree ama isdhiib tariikhda waa maguurto.

    • Yusuf says:

      Fahiim cadey
      Fahiima quruxeey sida aad u qaadatay iyo sida uu hadalku ku soo baxay waa laba kala fog. Anigu 70 baan ku sii socdaa waligayn maan maqal Dhulbahante, Harti ama Daarood iyo Isaaq oo dagaalamay. Waan hubaa in aad fahmayso waxa laooga jeeday awoowyaashiin baanu ka adkaanay in uu ahaa hadal ka socda SNM oo ku socda dawladdii Siyaad Barre iyo raggii la socday sida Mooorgan iyo Gaani oo Awoow deji naftaada oo kaftanka yaa lagugu didsan ee iska celi waxa aad joogtaa dalkaagii hooyee. Waxaynu isku nahahy Somaliland oo ka wayn wax kasta.

  2. Somalilanders says:

    Fahiima waa Somalilander. Waxay ku hadasho xaq ayay u leeday.

    • Yusuf says:

      Somalilander
      Waad mahadsantay. Qof walba fikirkiis waa u xor, dalka iyo xukuumadana waa in aynu si distooriya u wada yeelana iyada oo aan qolona qolada kale ka sad bursanayn.

  3. WARAN says:

    Iidoodlander
    Fahiima runtay idiin sheegtay oo reer dowlad ma noqdo oo haduu reer noqdo dowlad iidoor wagaash baa noqon lahaa oo waakuwaa 30 ka sannadood ku jira xabaalo qufida iho inay isu dhiibaan gaalada kuwii ugu liitey ee khaniisiinta ahaa sida ANDERSON COOPER markaa iidooroow ciilkiinaa ku jira oo sidaana cadaabta ku gala waayo qof caloosha qof kale ku haya oo cuqdad qabaa oo calooshu bugtaa ma galo janno

  4. qalaaye11 says:

    waar inanta baan haka shaagin waxaas kumay hadal hadashay ku hadhay sidaa mar horaad codkada kaani lahayd

  5. faqash diid says:

    BEENTA WAA XARAAN KALMADA REER BEEL MA NOQDO MABA ODGSN KARTO OO IYADAABA KA TIRSAN FAHMANA DOQAN MA AH IS CAAYI MAYSO
    QOFKA LEH HOMEPAGE WAA QOF BUKAA LAKIIN ISAGOO SOMALILAND NECEB BUU KU DHIMANAYAA WAXAAS OO BEEN AH OO UMMADA SOMAKI KA QOREY AKIREY U TAAL HADII SHIL BAABUR KA DHACO SOMALI CINWAANKA SI KALUU U QORAA WAXUU QORAA DHIMSHO IYO BAABA KA DHACEY

  6. Guulwade says:

    War gabadha asad diyaano way jeceshahay ee waa in lageeyaa qardho see gabdha mashaaalaah. Wa dhalad harti cajiib waasaa sawirada aduun iyo gabdha harti ee hargaysa kasoo hadashay waa nacnac mashaaalaah.

  7. Abshir Cismaan Maxamuud says:

    Cali Ciise Cabdi inu Puntland gudaha ka burbursho ayaa qorshihiis aha welina yahay, warkiis waa haynaa waana nin uu shaqeeya Nabar iyo Naxdin. Puntland saa moodahaysaan mahaan, kooxda Nabar iyo Naxdin meeshatan waxba kama ahaa mana ka hadli kadhaan Puntland. Cali Ciise Cabdi xamartiis ha iska aado maxa yeelay anaga ma rabno doqon soo lumay.




script>
Deg Deg Daawo:Daahir Calasow Oo Si Diiran Cadaado loogu Soo Dhaweeyay iyo Ciidan Xoogan Oo Galbinaya
- Jun 25, 2019
Wariye Daahir Calasow ayaa soo gaadhay Magaalada Cadaado ee Caasimada KMG Ah ee Maamulka ...
Deg Deg:Wadahadalkii Maamulka Somaliland iyo Dawlada Somalia Oo Fashilmay Kadib Markii Dawlada Somalia Diiday.
- Jun 25, 2019
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaadacday shir maanta lagu waday iney ku wada hadlaan Somaliland ...
Daawo:Ubax Fahmo Oo Soo Qaaday Hees Cajiib Ah Samir iyo Muqaal Qurux Badan,
- Jun 25, 2019

Wararkii Ugu Danbeeyay Xiisada u dhaxeysa dalalka Mareykanka iyo Iiraan oo xoogeysatay
- Jun 25, 2019
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii shalay ku soo rogay Iraan wuxuu ugu yeeray ...
Deg Deg:Deni Oo Kulan Isugu yeedhay Saraakiil Kala Ah Moorgan Cabdisamad Cali Shire Axmed Cabdi Xaabsade iyo Xubno kale.
- Jun 24, 2019
Garoowe{ Khaatumonews }Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe qado sharaf ...