dahabshiil

Deg Deg:Baadari Muqdisho Kawada Gaalaysiin.

Muqdisho{Khaatumonews}Baadari u dhashay dalka Kenya oo shantii sano ee ugu dambeesay ku sugnaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa la sheegay in si qarsoodi ah u wado faafinta diinta Kirishtaanka .

HALKAN KA AKHRISO

Wargeyska Wordandway.org ayaa qoray in baadari u dhashay dalka Kenya balse la qariyay magaciisa iyo sawirkiisa magaalada Muqdisho ka wado faafinta diinta Kirishtaanka, waxaana baadarigan la sheegay in Muqdisho ku joogo Qandaraasle dhismo.

Baadarigan oo Wareysi siiyay Wargeyska Wordandway.org ayaa sheegay in mudo shan sano ah Muqdisho ku joogo qandaraasle dhismo balse si hoose u wada faafinta diinta karishtaanka.

Waxa uu sheegay Baadarigan in dad u badan Soomaali uu gaarsiiyay kana aqbaleyn faafiinta Kirishtaanka, waxa uuna xusay in isaga iyo xertiisa si qarsoodi ah isugu yimaadaan qol yar halkaasna ku cibaadeestaan sida uu xusay.

Baadarigan Kenya u dhashay ayaa sheegay in xertiisa Soomaalida ah ka baqayaan in ay is cadeeyaan iyaga oo ka baqaya qoysaskooda, waxa uuna xusay marka ay fursad helaan in qol yar isugu tagaan ayna halkaasi ku heesaan kuna cibaadeestaan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. WARAN says:

    SAW TII FAQASHTA WALIGOODBA FUTADA LAGAGA SHAAMBADAYN JIREY CALAAMADDA‚ĚĆ OO WALIBA MOORYAANTII AFWEYNE U FASAXDAY KINIISADDA VIA ROMA!!!!!.

    WAASE HADDOO FAQASH DAANYEERIINTUNA ADDOONSADAAN.

    FAQASHEEY CAQLI LA’

    @ allaw u siyaadi somaliland

    Socotee

  2. Ilyaas says:

    Waran. iidoor dabanaadhuf cid ka gaalo badan ma jirto




script>
Deg Deg Daawo:Daahir Calasow Oo Si Diiran Cadaado loogu Soo Dhaweeyay iyo Ciidan Xoogan Oo Galbinaya
- Jun 25, 2019
Wariye Daahir Calasow ayaa soo gaadhay Magaalada Cadaado ee Caasimada KMG Ah ee Maamulka ...
Deg Deg:Wadahadalkii Maamulka Somaliland iyo Dawlada Somalia Oo Fashilmay Kadib Markii Dawlada Somalia Diiday.
- Jun 25, 2019
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaadacday shir maanta lagu waday iney ku wada hadlaan Somaliland ...
Daawo:Ubax Fahmo Oo Soo Qaaday Hees Cajiib Ah Samir iyo Muqaal Qurux Badan,
- Jun 25, 2019

Wararkii Ugu Danbeeyay Xiisada u dhaxeysa dalalka Mareykanka iyo Iiraan oo xoogeysatay
- Jun 25, 2019
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii shalay ku soo rogay Iraan wuxuu ugu yeeray ...
Deg Deg:Deni Oo Kulan Isugu yeedhay Saraakiil Kala Ah Moorgan Cabdisamad Cali Shire Axmed Cabdi Xaabsade iyo Xubno kale.
- Jun 24, 2019
Garoowe{ Khaatumonews }Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe qado sharaf ...