dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Mowqifkiisa Golaha Maamul-goboleedyada iyo Xiisada Gobolada Sool iyo Sanaag.

Garoowe{Khaatumonews}Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Deni ayaa shaaca ka qaaday in golaha iskaashiga dowlad goboleedyada uu sii jiri doono, oo aanay waxba iska beddeli doonin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Deni oo wareysi siiyey BBC-da, ayaa sheegay in dastuurka dalka Soomaaliya uu dhigayo in Maamul goboleedyada is kaashadaan, danahooda ka shaqeeyaan, sidaas darteedna wax kasta oo dastuurka dhigayo ay ku dhaqmi doonaan.

Hadalka Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa durba muujinaya in Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo sanadkii 2017 la aas aasay uusan waxba iska bedeli doonin, sida la filayey.

Golahan ayaa waxaa ka baxay saddex madexweyne oo kala ah Waare, Shariif Xasan iyo Gaas, waxaana hadda ku haray Deni iyo Xaaf.axmed madoobe.

Dhinaca kale, Saciid Deni ayaa sheegay in Somaliland ay ku soo xadgudubtay dhulka Puntland, isagoo ugu baaqay inay dib ugu laabtaan goobahooda si nabad ah,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 9)

  1. Goobe says:

    waaw waa iscadeeyay dani dilaal

  2. jama says:

    lascanood af kagama baxayan mar bay u dhawayde cali cise madaxweyne noqdo lakin waxii kale waa hadal

  3. Lafaruugaawi says:

    REER AFKA NOOL ITAAL BARANBARO

    . ILMA
    . FAQASH

    WAA CAADADOOADA INAY SHACABKOODA BEEN U SHEEGAAN

    LAAAAAAAAAAKIIIIIIIIIIIIIN

    XAGGEE LA XOREYNAYAA
    MA
    AFGOOYO
    MA
    CEELASHA BIYAHA
    MA
    WARDHIILEY
    MA
    OBOSIIBO

    MA GALGALA
    MA
    CALUULA
    MA
    GAALKACAYO
    MISE GARBAHAAREY IYO YOONTOOY ANIGU YAABAYE!!!.

    WAAR KUUKUUYADA IYO XABASHIDA IDIN ADDOONSATA FAQASHEEY ISKA XOREEYA LAAKIIN CIIDAMADA REER DJIBOUTI EE IDIIN SOO GURMADAY HA KU QADHAADHOONINA

    @ yoocada.com

  4. mohamuud says:

    koley wuxuu sheegay waa maqlayaa laakiin waa qadiyad mar walba taagnaanaysa dhulka ssc haduu soo clinayo iyo hadii kalba

  5. Ali says:

    Warninku sidii Daganayd ee uhadlihayay Halmarbuu xanaaq iskubadaley.waa markii uumaqlay Sool iyo sanaag waalaiskuhaystaa.

  6. Fahad says:

    Kan maxamoud sheeganaya waan ka yaabay
    SEX MAXAY U TAAGAN TAHAY BEENTA HAYSKU MADADAALINA

    G.SOOL SADEX DEGMO AYEY AHAYD
    LAASCAANOOD
    CAYNABA
    TALEEX

    LABAAAD LEEDAHAY

    SANAAG HAL DEGMO KUMA LIHID

    TUULO FIQIFULIYE LA YIRAAHDO AYAAD KA DEGTAA

    CAYNABANA MABA DEGTID

    G.TOGDHEER DEGMADA BUUHOODLE AYAAD KU LEEDAHAY

    NAFTIINA RUNTA U SHEEGA OO QAJILA CAYNABA OO 1921 KUU GUDANBAYSEY INAAD SHEEGATAAN WAA KUU AYAANDARO

  7. Somalilanders says:

    Kuwii Khaakhtufuunews gabalkii ayaa ku dumay. Dhabayaco danteeda waa taqaan.

    Hadii aad doonaysid inad fahamtid Cadde Muse dib u dhagayso.

  8. Warsame says:

    Gobolka Sanaag beel waynta Harti baa iska leh Laasqoray Badhan Dhahar Fiqiga Dagmada Ceerigaabo .Gobolka Sanaag ma Ceeelafwayn buu kula noqda kkkkkk

  9. Fahad says:

    Sxb warsame warsangeli waa sax
    Badhan iyo laasqoray bay ku leeyihiin degmooyinka SANAAG
    Lk intay ceerigaabo degaan ahaan u jiraa dhulka warsangeli waa 90km

    Ceerigaabo iyo yube isaaq baa degan ka dib baad u gelaysaa warsangeli
    Badhan iyo laasqorayna wadaba ma loo maraba ma leh
    Badhan iyo laasqoray iyo fahad hayaan bay is baxeen oo SANAAG ma sheegtaan
    Bal xagaad ka degtaan

    Dhulbahantana DEGMO kuma leh SANAAG TUULO is yiraahdo fiqi fuliye ayey ka degaan

    Sidee baad SANAAG u sheegan kartaa

    Abtiyaal xishooda. Ok QAJILA oo runta isu sheega xabaal baa idinka danbaysee

    Beentan aad isku maaweelinaysaan joojiya




script>
Deg Deg:Digniin Loo Diray Shacabka Muqdisho.
- Mar 24, 2019
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid faraha kasii baxaya mudooyinkii ugu dambeeyay, waxaana ...
Deg Deg:Axmed Madoobe Magacaabay Guddiga Doorashada Jubaland iyo Tiradda Xubbnaha +Magacyadooda.
- Mar 24, 2019
Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha ...
Deg Deg: Ciidamada dowladda oo sii daayay SARKAAL sare oo Al-Shabaab ah
- Mar 24, 2019
Ciidamo ka tirsan Guutada 14-ka Octoobar ayaa sii daayey sarkaal sare oo ka tirsan ...
Deg Deg Daawo:Somaliland Sir Culus Oo La Qarxiyay.
- Mar 23, 2019
Warbaahinta Hargaysa ayaa dabagal xoogan ku samaysay shaqaalaha iyo xubanaha Ka soo jeeda Deegaanka ...
´╗┐DAAWO::Odayaasha Gobalka Awdal Oo Hanjabaad Udiray Muuse Biixi Kuna Baaqay Dagaal.
- Mar 23, 2019
Odayaasha waxgarad deegaanka Borama ayaa Digniin Culus u Diray Hogaamiyaha maamulka SNM Muuse ...