dahabshiil

Deg Deg Daawo Sawiro :Dawlada Somalia La Boroor Diiqaysa Cali Ciise Cabdi

Wafdigii ka socday Dawladda Soomaaliya ee maalintii shalay soo gaadhay magaalada Garoowe oo ay kamid ahaayeen Wasiiro iyo Xildhibaano  ayaa maanta hoygiisa kusoo booqday Dr. Cali Ciise Cabdi.

Wasiirada kulanka la yeeshay Dr. Cali ayaa waxa akamid ahaa  Wasiirka Arimaha Dibada Axmed ciise, Wasiirka Shaqada iyo shaqalaha saalax , 
wasiira kaluumaysiga cabdillaahi Bidhaan, Wasiiru dawladaha maaliyada Maxamuud xayir iyo  Wasiir dawladaha boostada iyo isgaadhsiinta Cabdilaahi bile Nuur.

Sidoo kale Xildhibaanada kulanka ka Qayb galay ayaa waxaa kamid ahaa  Xildhibnaan xuseen iidaw, xildhibaan cabdishakuur cali mire, xildhibaan cali xoosh iyo xildhibaan Ayuub Ismaciil.

Kulan ayaa u dhaxeeyey Intaa kor kusoo xusnay iyagoo ay kawada hadlayeen sidii ayaha iyo mustaqbalka umada looga wada talin laaha ugu danbayn kulan ayaa kusoo dhamaaday guul iyo afgarad.

Dr. Cali Ciise Cabdi ayaa lagu xasuustaa inuu Noqday Musharixii keliya ee ku dhowaaqay inaanu wax Laaluush ah bixinayn, Isagoo sheegay inaysan Suuro-gal ahayn in isagoo Wakhti dheer dagaal kula jiray Musuqa inuu maanta kusoo baxo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. WARAN says:

    Kkkkkkkkjiiii

    FAQASH IYO IGU SAWIR UUN IGA DHEH!!!!!.

    KUUKUUYADII AAD U NIIKIN JIRTEEN BARAAKA CABDOW IYO BUUR KAROOLE AYAY IDINKU SUGAYAAN

    • MrSomali says:

      Taliyihii ugu sareeyey ciidanka Asluubta Somaliya Ismacil axmed ismaacil oo somali uga digay Xaasidka ingiriiska iyo sida gobolada waqooyi uu u keeni jiray Hindi xataa uu umada waqooyi somaliya ugu diiday darajo saajin .. waliba ku sheegay ingiriiska bakhayr aan umada wax u qaban .. bal nala daawo jaale Dulinimada INGIRIISKU KU HAYAY GOBOLADA WAQOOYI OO ISMAACIL AXMED ISMAACIL KA HADLAY https://www.youtube.com/watch?v=H2xIDqpfo1s&t=17s

  2. Yusuf says:

    Ali waa jaahil islawayn oo aad u faan badan.

  3. Somalilanders says:

    Lacagtiu 20 kun ee ugu tabarucay xafladda Saleebaanada talaw ma loo celin doona?

  4. Mubarak says:

    Yusuf jaahil ka mac nahiisa ma taqaan cali BHD ayuu haystaaye aan awoowgaana haysane

  5. mohamuud says:

    caliciise difaac uma baahna sxb waaba difaacan jalaska daa dee ha nefisee cali waa jaahil waa sidaa sxb joseph

  6. qaran says:

    hadaanu diinta ba wax ka aqoon bhd futada iska geli waa jaahil gadh xiir -khaatumooyinkii uu dadka ku lugooyaya xagay ku danbeeyeen -waa kas mauxd saleen u keenay 20000 $ taasi ma fatatiirba ,

  7. Daacad says:

    Cali boos qalad ah ayuu utartamey.(madaxa ugu sareeya puntland).
    Waxey aheyd inuu madaxweyne ku xigeen u tartamo, waayo boosasaka puntland waa lakala leeyahey,

  8. Madaxbuur says:

    Su’aal,
    kuwa barlamaanka ku jira ee wax dooranaayey,
    ma dadkaa soo doortay,mise tolow lacag bay bixiyeen oo ay siiyeen odayaasha isku sheega garaadada ee garoowe qaarkood fadhiyann!!!
    hadda waa iga su’aaluun.
    Maxaa ayar u odhan weydeen odayga waa laga badiayay,oo markii horeba nin reer qolqolkooda jooga ayuu ahaa!!
    oo ragii lahaa baa qaaday,
    ama qunyar dhaha waa laga lacag batay,
    Waxaa imminka u furani waa hal qudha,
    aaaaaar xarmaaaaaaaaajo ii geeya!!

  9. Iidle says:

    Ascrw aqoon gabkastaa hayska hadlee khudbadii cali cabdi waxay ummadda soomaaliyeed ee xaraan yahanadu halaakeeyeen u tahay taariikh dhaxal gal ah waana gaadhi doontaa maalin aan 66 calooshoode u shaqayste aysan dhiiga ummadda miiran nacas aan ogayn meel loo socdaana ugu jaamayn inshaa allah

  10. Khaatumo says:

    Ascrw aqoon gabkastaa hayska hadlee khudbadii cali cabdi waxay ummadda soomaaliyeed ee xaraan yahanadu halaakeeyeen u tahay taariikh dhaxal gal ah waana gaadhi doontaa maalin aan 66 calooshoode u shaqayste aysan dhiiga ummadda miiran nacas aan ogayn meel loo socdaana ugu jaamayn inshaa allah




script>
Deg Deg Daawo:Qarax Gaadhi Oo Ka dhacay muqdisho?
- Jan 23, 2019
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Taleex ee Wadada Maka Al ...
DAAWO VIDEO:Fursad Mise Damaashaad Weeye Caleemo Saarka Madaxda Puntland
- Jan 23, 2019
Shabakada Khaatumonews.com waxaa ay halkan idiin Kusoo gudbinaysa Muqaal xaasaasi Ah oo laga ...
Maxamed Kaahin iyo Muuse Biixi Oo Madaxa Is kula jira?
- Jan 23, 2019
Xogta Khaatumonews.com Helayso ayaa Sheegaysa in khilaaf Culus ka dhex taagan yahay Wasirka ...
Ethiopia Oo Xabsiga Dhigtay Wasiir
- Jan 23, 2019
Wasiir hore oo ka tirsaan dowladda Itoobiya ayaa xabsiga la dhigay kaddib markii ...
Deg Deg:Madaxweyne Cagjar culus Xoogan Dareemaya?
- Jan 23, 2019
Jigjiga{khaatumonews}Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee caasimada maamulka Soomaalida ayaa sheegaya in halkaasi laga ...