dahabshiil

Daawo Video:C/awli Gaas Oo Hada La Hadlay Warbaahinta Kadib Maanta Markay Ciidanku ka Soo Baxen Jiida.

Madaxweynihii Hore Puntland Dr Cabdiweli Gaas ayaa Caawa Warbaahinta Kula hadlay Garoowe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gaas ayaa Ka hadlay Xaalada Puntland isagoona ugu baaqay Bulsha weynta Puntland in ay la shaqeeyan Madaxweynaha Cusub Ee Puntland.

Gaas ayaa sidoo kale Si gaar ah ula hadlay Ciidamada uguna baaqay in aysan Ka soo Bixin Jiida Hore.

Hadalka Gaas ayaa imaanaya Xili maanta Ay Soo Baneeyen Ciidamada Puntland Jiida Hore Tukaraq,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Somalilanders says:

    Maamulka Dhabayaco waa lagu kala huleelaya dhawaan.

    Ciidanka Qaranku Somaliland ayagoo iska jeesteenaya ayu Xadka gaadhaya insha allah.

  2. mohamuud says:

    jeegaanta waxaa u wanaagsan inay ka daba guuraan very nice chance haluminina reer ssc na waa idin taageersan yihiin

  3. Wiil Bosassood says:

    Cadbiweli Gaas inta ku xaaray Puntland, ciidankana mushaarlaan iyo silic ku dilay ayaa leeyahay “adoonta Maxamuud Salebaan ayaa tahiin, weli ino shaqeeya”, difaaca Maxamuud Salebaan.

    Mushaarkiina anaga Nayrobi guryo ku dhisanayna, iska ilaawa mushaarkaas, idinka inan gumeed Cali Salebaan ah ayaa tahiin, idinka inan gumeed Dishiisha tahiin, kuligiin aan Maxamuud Salebaam ahayn inan gumeed ayaa tahiin, sii difaaca Maxamuud Salebaan land, iskana ilaawa wax mushaar la yiraahdo.




script>
Deg Deg:Dhul-Gariir ku Dhuftay Qeybo Puntland Kamid ah,
- Jul 15, 2019
Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 5.0 magnitude, ayaa Axaddii shalay ruxay gacanka GARDAFU’ oo kala qeybiya ...
Deg Deg:Raysal Wasaaraha Canada Oo Ka Hadlay Geerida Hodan Naaleeye
- Jul 15, 2019
Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa ka hadlay geeridii naxtinta laheyd ee ku ...
Daawo:Wasiir ka Socda Dawlada Somalia Oo Shir Ka Furay Garoowe,
- Jul 15, 2019
Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa la filayaa in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo ...
Deg Deg Daawo:Jaaliyadda Sweden oo Tacsi Ka dirtay Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Jaaliyadda Reer Sweden Ee Dagan caasimada Dalkaasi ee Stockholm ayaa isugu ...
Deg Deg:Kenya Maxay Ka Tidhi Weerarkii Kismaayo,
- Jul 15, 2019
Dowladda Kenya ayaa arrimo siyaasadeed uga faa’iideysatay weeraradii iyo qaraxyadii Al-Shabaab ay ka fulisay ...