600 Daawo Video:C/awli Gaas Oo Hada La Hadlay Warbaahinta Kadib Maanta Markay Ciidanku ka Soo Baxen Jiida. | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo Video:C/awli Gaas Oo Hada La Hadlay Warbaahinta Kadib Maanta Markay Ciidanku ka Soo Baxen Jiida.

Madaxweynihii Hore Puntland Dr Cabdiweli Gaas ayaa Caawa Warbaahinta Kula hadlay Garoowe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gaas ayaa Ka hadlay Xaalada Puntland isagoona ugu baaqay Bulsha weynta Puntland in ay la shaqeeyan Madaxweynaha Cusub Ee Puntland.

Gaas ayaa sidoo kale Si gaar ah ula hadlay Ciidamada uguna baaqay in aysan Ka soo Bixin Jiida Hore.

Hadalka Gaas ayaa imaanaya Xili maanta Ay Soo Baneeyen Ciidamada Puntland Jiida Hore Tukaraq,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Somalilanders says:

    Maamulka Dhabayaco waa lagu kala huleelaya dhawaan.

    Ciidanka Qaranku Somaliland ayagoo iska jeesteenaya ayu Xadka gaadhaya insha allah.

  2. mohamuud says:

    jeegaanta waxaa u wanaagsan inay ka daba guuraan very nice chance haluminina reer ssc na waa idin taageersan yihiin

  3. Wiil Bosassood says:

    Cadbiweli Gaas inta ku xaaray Puntland, ciidankana mushaarlaan iyo silic ku dilay ayaa leeyahay “adoonta Maxamuud Salebaan ayaa tahiin, weli ino shaqeeya”, difaaca Maxamuud Salebaan.

    Mushaarkiina anaga Nayrobi guryo ku dhisanayna, iska ilaawa mushaarkaas, idinka inan gumeed Cali Salebaan ah ayaa tahiin, idinka inan gumeed Dishiisha tahiin, kuligiin aan Maxamuud Salebaam ahayn inan gumeed ayaa tahiin, sii difaaca Maxamuud Salebaan land, iskana ilaawa wax mushaar la yiraahdo.




script>
War Deg Deg Ah Daawo::Xaalada Kismaayo kacsan,
- Oct 21, 2019
Waxaa maanta kacsan xaaladda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, iyadoona uu ka ...
Deg Deg Daawo:Dhulbahantihii Gobolka Sanaag Oo Shir U Furmay,
- Oct 20, 2019
Beelweynta Bah-cabdalle Naallaye Axmed Ugaadhyahan Ayaa Shir Uga Furmay Degmada Kulaal. HALKAN KA DAAWO VIDEO Shirkaas ...
Deg Deg Daawo:Weftiga Midowga Yurub Maxay kala Hadlen Muuse Biixi,
- Oct 20, 2019
Hargaysa{ Khaatumonews }Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirada ...
Daawo:”Waan ilmeeyay Markan Arkay Taalooyinka Muqdisho’
- Oct 20, 2019
Aoonyahan soomaaliyeed oo kamid ah Dadka aad ugu xeel dheer xaalada siyaasaddeed ee dalka ...
Dalka Australia Oo Soo Bandhigay Diyaarad Samaysay Duulimaadkii ugu Wakhtiga Dheerra Abid
- Oct 20, 2019
Shirkad duulimaad oo laga leeyahay Australia laguna magacaabo Qantas ayaa ku guuleysatay lambarka duulimaadka ...