dahabshiil

DAAWO VIDEO:Beesha Carab Saalax Ka Qeylisay Awood Qeybsiga Puntland,

Beesha Carab saalax oo kamid ah Beelaha Daga Puntand ayaa Ka qeylisay xaalada Puntand ee Dhanka wax wada qeybsiga.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Xaaji xarrago says:

    Kii laforuug ugu qornayd meee ee stupidka ahaa….

    Waxaan ogaysiinaayaa dadka sharafta leh in ninkaa kor Ku xusani aanu ahayn reer Somaliland ….ama uu xanuusanaayo….ama uu caqliga 3jirrka leeyahay…..markaa

    Wllyaal anagaa reer Somaliland ah ninkaasi waa xigmad guursan yahye wuxuu soo qoro yaan LA dhibsanin ee u duceeya in ilaahay caqligiisii u soo celiyo waayo waa nin waalan oo sawaaban…..

    Waxa laga hadlaayo xataa ma fahmi karaayo taasaa kuu cadaynaysa inuu xuskiisu dhamayn….

    Tusaale…iyadoo laga hadlaayo siyaasad ayuu soo qaraayaa ….@viva buuraha sheekh ….hhhh

    Markaa sxbyaal anagaa Somaliland ah xumaan idiinma hayno Somali baan wada nahay laakiin siyaasad uun baan inaga dhaxayn…markaa ninkaas yaan wax Wayne laga soo qadin waxaa sawaaban ee sida laga dhigay

    • GENERAL LAFARUUGAAWI says:

      Kkkkkkkkkkkjjijij

      WAAR MA KAA SHAQAYSAN KARAA HADDA FADHI KU DIRIR TIME UMA HAYEE

      KKKKKKKKKKKKK

      FUCKING VIRUS FAQASH

      CILAAJ DOONO

      @ shidaalka somaliland

      • Xaaji xarrago says:

        Wuxuu jawaab ka dhibaato bal eeg ….shidaalka Somaliland…manshaa allaah weeyaan taasi wadankeenu ha hor marro laakiin umada caydooda jooji fucking baad tahayee




script>
Deg Deg:Madaxweyne Mustafe Cagjar oo loogu baaqay in uu is casilo
- Mar 24, 2019
Jigjiga{ Khaatumonews }Waxaa soo baxay Siyaasiyiin dhaliilsan siyaasada uu Madaxweyne Mustafe Cagjar ku hoggaamiyo ...
Deg Deg:Digniin Loo Diray Shacabka Muqdisho.
- Mar 24, 2019
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid faraha kasii baxaya mudooyinkii ugu dambeeyay, waxaana ...
Deg Deg:Axmed Madoobe Magacaabay Guddiga Doorashada Jubaland iyo Tiradda Xubbnaha +Magacyadooda.
- Mar 24, 2019
Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha ...
Deg Deg: Ciidamada dowladda oo sii daayay SARKAAL sare oo Al-Shabaab ah
- Mar 24, 2019
Ciidamo ka tirsan Guutada 14-ka Octoobar ayaa sii daayey sarkaal sare oo ka tirsan ...
Deg Deg Daawo:Somaliland Sir Culus Oo La Qarxiyay.
- Mar 23, 2019
Warbaahinta Hargaysa ayaa dabagal xoogan ku samaysay shaqaalaha iyo xubanaha Ka soo jeeda Deegaanka ...