600 War Deg Deg ah:Tirinta Codadka wareega labaad oo soo dhamaatay (Akhriso sida codadka loo kala helay | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg ah:Tirinta Codadka wareega labaad oo soo dhamaatay (Akhriso sida codadka loo kala helay

Waxaa soo dhamaatay tirinta codadka wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana wareega labaad ee doorashada isugu soo haray Sadex Musharax .

Wareega labaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland waxaa wada hogaaminaya Musharax Asad Cismaan oo helay codad gaara 28-cod  halka Musharax Saciid Cabdulaahi Dani  uu isna helay 28- codad gaaraya .

Wareega sadexaad ee doorashada waxaa isaga haray Musharax Faarax Cali Shire oo helay codad gaaraya 6-cod , waxaana wareega sadexaad ee ugu dambeeya usoo gudbay labada Musharax ee kala ah Asad Cismaan Diyano iyo  Savcid Dani .

Doorashada ayaana lagu kala bixi doonaa wareega ugu dambeeya, iyadoona uu guuleesan doono musharaxii cod bata, waxaana wali adag in la saadaaliyo labadan musharax midka ku guuleesan doorashada.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA
Deg Deg Daawo; Booliska Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay
- Jan 18, 2021
Booliska wadanka Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay https://www.youtube.com/watch?v=dttG-WKO_c4
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...