dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Dani Oo Aan Soo Hadal Qaadin Xubnaha Barlamaanka Somalia Ee Fadhiya Hoolka

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Dani ayaa markii uu xilka madaxweyne Ku Guulaystay Ee Puntland Waxaa uu Soo jeediyay Qudbad kooban.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qudbada Uu jeediyay Dani waxaa ugu mahad caliyay Marti sharafta isagoona qolo walba halkeeda ku salaamay balse aanba soo cadal qaadin xubno labada Aqal ee barlamaanka soomaalia ah oo ku sugna goobta.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Qaybdiid says:

    Waa doorasho ku sheeg, oo macmala. Triangle-Bintiland, Hade, cid aan Maxamuuud Suleiymaan ahayn, ma loo dhiibahayo xilka(Ciise 2009, Cumar 2014, Cismaan 2019). Nin hore loo soo doortay-siidooro, sideebay 2 isku reera, isagu soo hadheen wareegii 2aad ee doorashada Bintiland.

  2. Ciise Maxamuud says:

    Warka iga soo gaaray Garowe ayaa sheegeya in Cabdiweli Gaas oohinta laga joojin kari waayay.

    Duufki iyo oohinti ayaa ku socday Cabdiweli Gaas ila afar saac ila marki dambe kiniin seexiya la siiyay maskiina wareeray.




script>
Qoysas Danyar ah Oo Kunool Laascanood ayaa ka cawdey dhul ay degenayeen mudo 50 sano ah oo Horgalayaasha SNM ka Fara maroojiyeen.
- Jun 19, 2019
Qoyasas Danyar ah oo kunool magaalada laascanood gaar ahaan xaafada daami ayaa ka hadlay ...
Deg Deg Daawo:Shir Weynihii Wardheer oo Socda iyo Garaad Jaamac oo Shir Gudoon Ah.
- Jun 19, 2019
Kulanwaynihii Wada Tashiga Xukuumada DDS iyo Isimada Dawlad degaanka somalida ayaa ilaa haatan ka ...
Deg Deg Daawo:Puntland Oo Shaacisay War Ka Nixiyay Cidkasta oo Aan Ahayn Puntlader,
- Jun 19, 2019
Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday in aysan ogolaan doonin cid dambe oo fiiso la’aan ...
Sababtan ayaa Hartiga looga reebay
- Jun 19, 2019
Muqdisho oo laga xusayo Micheal Mariano iyo koox diidanayd Xornimada ka hor in umadda ...
Qodobada looga hadlayo kulanka Maanta ee Golaha Shacabka
- Jun 19, 2019
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah ...